Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed oo Biladii Sanadka 2011 ee Ururada Caasimada la gudoonsiiyay

Shalaygalinkii danbe ayaa bilad iyo ubax la gudoonsiiyay  Ururka midnimada Soomaaliyeed ee Dalkan Finland taasoo uu usoo qaaday Ururka Gudoomiyhiisa Injineer-Cabdirashiid Cawad Diiriye.

Hadaba sababihii loo siyyay iyo cida siisay ayaanu waxaanu ka waraysanay Gudoomiye In-Cabdirashiid Cawad Diiriye waxanu udhacay sidan:-

 

Leave a Reply