Shirkii Dhowaan ka dhacay Magaalada Turku Åpö oo ku saabsan Dhalinyarda Islaamka ee usoo haajiray
asc. bacda salaan walaalyaal…aniga ayaa ka mid ahaa goob jooge…walaalyaal dadka yaa been lo sheegin meesha qolo yar ayaa joogte. marka qoloda meesha ubadnaa wexeey ahaayeen qolo ka raali ah in muslimku uu dhaxgeli karo dhaqanka kristaanka ah iyo dhaqanka juhuuda. waxaan muslimiintu aan ogeysiineyna…walaalyaal diintayada lama jaanqadi karto juhuuda iyo kristaanka weligeednah lama jaanqadin hore. waxaan ubahanahay inaan sunnada ku dhaqano dhalinyarta waxaan ubaahanay inaan dharka sunnada qaadano aan muujino aana soo jiidano juhuuda iyo kristaanka si aan oga badalno diintoda qaloocan. lakiin waan anga horta diinta baranaa aana dadka oogu yeernaa si xigmad ah diinta hanuunsan islamka ah.
Name (required)
Email Address (required)
Website (optional)
Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.