Saaka wadooyinka oodhan waxay ahaayeen kuwa aad ay saf ugu jiraan gawaarida haba ugu badnaadaan wadada Itavaawlu oo xataa shil aan sidaa usii waynayna uu ka dhacay halka Tareenada qaar ay dibudhac waqtigii loogu talagalay uu ku dhacay halka Daraamka dhulka mara isagu uu marwalba samaynayay Dibudhac sababta oo ah waxa lagu sheegay in uubuuxiyay barafkii oo adkaaday wadadii Xadiidka ahayd ee uu marayay Daraamku,markaa saaka dadkii isticmaali jiray Daraamka waxa ay ka daaheen shaqooyinkii iyo waliba Iskuuladii ay aadayeen.
Qaboowgu waxa lagu wadaa sida ay cadeeyeen qolooyinkan bartay Hawada hadii alle raali ka dhigo in uu qaboowgu sii socondoono ilaa iyo Badhtamaha Bisha Feberaayo.