Hadafka siyaasaddaydaFik-radahayaga siyaasadeed baa ah kuwa isbedel ku samayn doona siyaasadda wadanka Finland. Waxaan rabaa inaan xooga saaro arrima kala duwan oo ay ka mid yihiin sida isdhexgalka bulshada ama loo yaqaan integrationpolicy, ka horta taga shaqala`aanta iyo sidii in aan dalka Finland uga muuqdo kana qaybna qaato isbedelka siyaasadda caalamka.
Waxaan rabaa oo kale inaan ka shaqeeyo horumarka bulshada finland haddii ay noqotaba xaga waxbarashada, horumarka faamilada iyo dhalinyarada. waxaa lama huraan ah in la ilaaliyo markasta xuquuqda iyo horumarka bulshada.
Waxaa kale oo muhiim ah inaan xooga saari doona dhibaatada ajaanibta haysata haddii ay tahayba xaga shaqala`aanta,waxbarashada, helitaanka sharciga dhalashada iyo barashada luuqadda sida finishka ama Swedishka.
Baaritaanadii ugu danbeeyeyee aan sameeyay ayaa waxay cadaynayaan in Ardayda Iskoolada ajaanibta way ku liitaan dhinaca waxbarashada taas oo ay tahay arimaha isbedelka u baahan.
Musharaxnimada ayaa igu kaliftay inaan u hayo rabitaan siyaasadda, Siyaasadda oo macnaheedu yahay u shaqaynta iyo horumarka bulshada, Mahmaah somaliyeed baa ah “meeshaad ku qoysatid baa lagu qalajistaa. Igu caawi horumarka iyo isbedelka wanaagsan ee aan wado, waxaana rabaa in aan kor u qaado sharafta somaliyeedna inagoo wada jir ah.
Taariikh deyda oo kooban
Waxaan ka soo shaqeeyey shaqooyin kala duwan lakiin wakhtiyadii ugu danbaysay waxaan ka shaqaynayey London shirkada Hilton Hotels oo aan ka ahaa Credit ControllerHadeer waxaan ka shaqeeyaa wadankan Finland integrationconsult ahaan.
Whakhtigayga firaaqada
Waxaan qabtaa wakhtiga aan firaaqada ahay waxyaala kala duwan sida jimicsiga jirdhiska,kubadda cagta,wax akhriska,dalxiiska iyo wakhti laqaadashada familka iyo asxaabta.
Waxaad igala soo xiriiri kartaan ciwaanada kala ah
ahmed@ahmedhassan.fi
Tel: 0443279652
www.ahmedhassan.fi
Olen aina tiennyt että haluan tulla poliitikoksi – vakavasti otettavaski ja kunnianhimoiseksi poliitikoksi, jonka toimilla on selkeät tulostavoitteet.
- Haluan työskennellä toimivan ja monipuolisen kulttuurin eteen, jossa kaikkien oikeudet ja velvoitteet huomioidaan ja jossa yksilön vapaus tunnustetaan.
- Haluan työskennellä sellaisen Suomen puolesta, jossa hyödynnämme ulkomaiset taustat omaavien ihmisten osaamisen ja potentiaalin. Tämä tarkoittaa entistä paremman ja uudet suomalaiset yhteiskuntaan osallistavan integraatiopolitiikan rakentamista.
- Haluan panostaa koulutus- ja työpolitiikkaan, joka tajoaa kaikille mahdollisuuden osallistua. Suomen on oltava mahdollisuuksien maa.
- Haluan hyödyntää ne mahdollisuudet, joita kieli- ja kulttuurirajat ylittävä yhteistyö tarjoaa. Maallemme on tärkeää myös olla osa kansainvälistä yhteistyöä.
- Haluan vahvistaa kaksi- ja monikielistä Suomea.
- Haluan olla vahva esikuva nuorille ihmisille, joilla on kunnianhimoa työskennellä paremman yhteiskunnan puolesta.