Shir Muhim ah oo loo qabanaayo mxirfadlayaasha Soomaalida ee ku nool Finland

Updated About:809 days ago

Maahanmuuttajien Kulttuuri- ja taideyhdistys(MKTY)

Hadaad danaynayso arrimaha dalkaaga hooyo, Waxaa Hay’adda Socdaalka caalamiga ah (IOM) iyo Hay’adda qaramadda midoobay laanteeda horumarinta ee (UNDP) ay soo bandhigi doonaan barmaamuj ( Qorshe) loogu talagalay qurbajoogta Soomaaliyeed si ay uga qayb qaataan dibudhiska, Nabadaynta iyo Horumarinta dalka hooyo.

Sidaadarteed waxaa laga codsanayaa shakhsi kasta oo danaynaya arimahan in uu ka soo qayb galo xogwaranka iyo talo-isweydaarsiga ee ay soo diyaariyeen hay,adahani

Goobta kulanka: Maktabadda Koivunkylä ( Koivunkylän Kirjasto)
Hakopolku 2, 01360 Vantaa
Maalinta: 04-03.2010
Amminta: 17:00-20:00
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir (xidhiidh)
Farah Ahmed Isse
Tel: 0442775585
Mahadsanidin

Macluumaad intaa ka badan Halkan riix

Comments (0)

Comments are closed.