Bandhigii Buugaagta Soomaalida iyo Farshaxanka ee ka dhaca Dalka Finland oo Sanadkan lagu soo bandhigay Espoo

Updated About:755 days ago

qoraagawaa kii 6aad oo ka hirgala Dalkan Finland isgaoo sanadka aanay aad u imaan Qorayaashii la filayay in ay ka soo qaybgalaan sababta oo ah Folkaanihii ka qarxay Wadanka Island oo dhamaanba Safaradii Yurub Baajiyay hadana siwanaagsan ayuu uqabsoomay oo waa ay Yimaadeen qaar ka mida Qorayaasha  wuxuuna u dhacay Sidii la doonayay

 

 

 

 

 

 

 iyadoo lagu soo bandhigay wax yaabo ay aad ujeclaysteen ka soo qayb galayaashii Barnaamijka  waxaa kaloo xiisa lahaa Barnaamij loogu tala galay Ardaydii Soomaaliyeed ee ka soo qayb gashay Barnaamijka oo isaga kala yimid Magaaloonyinka Vaanta ,Helesinki Iyo Espoo hadaba Daawo Barnaamijka oo dhan oo maqal iyo Muuqaal ah..

Play

Comments (0)

Comments are closed.