Gudoomiayaha Ururka Haweenka Dhaqanada kala duwan ee Magaalada Espoo oo aan waraysiy la yeelanay Sucaad Salaad Jaamac

Updated About:750 days ago

qoraagawaxaan kula kulanay Bandhigii Buugaagta ee ka dhacayay magaalada Espoo  Taasoo aynooga warbixisay waxa uu yahay ururkeeda iyo sababaha ay uga soo qaybgashay iyo waxa ay ku aragtay iyo waxa ay ku soo bandhigeen iyada iyo ururkeeda waxa uuna u dhacay sidan.

Play

Comments (0)

Comments are closed.