Barnnaaijka isdhexglkaBulshooyikakala duwan oo ay soo qaban qaabiso Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Midowga Reer Yurub (Afron aiheet)

Published on May 29, 2010 by   ·   No Comments

Ayaa lagu qabtay Dalkan Finland waxaana ka soo qaybgashay Haweenayda haysata Hay, ada dadka laga tirada badan yahay ee wadankan Finland Eva Biaudet  iyo xubno ka socda hay adaha kala Duwan ee dalkan Finland Gaar ahaan wasaaradaha kala ah wasaarada arimaha gudaha iyo wasaarada dhalainyarada iyo sportiga iyo wasaarada ajaaniibta iyo wasaarada waxbarashada iyo arday soomaaliyeed oo aad ufara badan kuna soo gudbiyay halkaasi waxyaabihii ay kala kulmeen Bulshadan ay usoo haajireen ee Finishka iyo ajaaniibta kale ee Degan iyadoo barnaamijka lagu falanqaynayay dhibaatada haysata dhalinyarada iyo sidii looga gudbi lahaa oo la doonayo in wax laga ogaado sidii wax looga qaban lahaa taa soo uu barnaamijkanina qayb ka yahay barnaamijka oo dhamaystiran halkan ka dhagayso

Koulutuksen järjesti AFRO – hanke, joka pyrkii vaikuttamaan asenneilmapiirin ja kolmansien maiden kansalaisten aliedustukseen positiivisen erityiskohtelun avulla. Nimensä mukaisesti hanke kohdistuu asenneilmapiirin kohentamiseen. Se järjestää koulutusta, verkostotapaamisia, luentotilaisuuksia ja tuottaa artikkeleita. Tavoitteena on lisätä kolmansien maiden kansalaisten edustusta valtion ja kunnallishallinnon työtehtävissä, lieventää syrjinnästä aiheutuvien haittojen vaikutusta kotoutumisprosessissa sekä edistää kulttuurien välistä vuoropuhelua. AFRO- hanketta rahoittaa EU:n Kotouttamisrahasto, Uudenmaan ELY-keskus sekä Sisäasiainministeriö.
 
 
 
 
Said Aden
Projektikoordinaattori
Sisäasiainministeriö/Maahanmuutto-osasto/ Vähemmistövaltuutetun toimisto
AFRO-hanke
Mikonkatu 25, PL 26, 00023 VALTIONEUVOSTO
Puh. 0718788674. Fax 0718788672
said.aden@ofm.fi

 

-

Readers Comments (0)

Comments are closed.