Siminaarku waxa uu ku wajahnaa sidii si mutadawacnimaha uu qofku uu iskii u aadi lahaa Dalkii hooyo ee uu asal ahaan ka yimid taasoo markaa la cadeeyay habka loogu fududayn karo iyadoo gabi ahaanba Siminaarka ay soo bandhigeen maanta hay,ada IOM xarumahooda ku kala yaal dalalka Finland iyo Norway iyo wadanka Holand oo ay ka kala socdeen qabiiro ku taqasusay sida dadka loogu da daalomarka ay isu diyaariyaan in ay u baqoolaan dalkoodi Hooyo oo ay soo bandhigeen dhamaan shuruudihii dalalkaas ay IOM ka hawlgasho looga baahan yahay iyagoo inta badan ay isu dhowaayeen halkana ka dhagayso Siminaarkii oo dhan-
Comments are closed.