Doorashadii Todobaadkan ka dhacday Caasimada� wadanka Finland ee Helesinki ayaa lagu soo afjaray Doorashadii Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Wadanka Finland ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan Soomaaliliitto
�
kaasoo uu Afayeenka� labada sano ee soosocda uu noqday Mudane Yaasiin Cabdi Raage oo ka mida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool Finland isla mar ahaantaana ah Siyaasiyiinta Xisbiga Cagaaran wuxuuna inooga war bixinayaa Sidii ay doorashadu udhacday� ee dhagaysi wacan.
Comments are closed.