Dhamaan waxaa la soo gabagabeeyay Dugsiydii Dalkan Finland iyadoo ay isla markaana qaateen shhaadooyinkii

Updated About:711 days ago

waxaa dhamaan albaabada loo xiray Dugsiyadii dalka Finland oo ay sanadkan aad uga duwanayd sanadadii hore oo soomaaliduna ay qabsadeen xaflad ugaar ah oo loo qabtay Ardayda sanadkan ka qalin jabisay Dugsiyada sare xafladaasna waxaa soo qaban qaabiyay Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Soomaali Liito.

hadaba waxaanu booqanay Dugsiga isagu macadka ah ee lagu barto Kimikada taas oo ay ka qalin jabinayeen arday fara badan oo Finish ubadnaa  waxaana ku jiray Tiro ajanabi ah Soomaali waxaa kaga jiray Maxamed Saciid oo ah nin dhalin yara ah ,wadankan Finland na  Joogay mudo qiyaastii ah  5 sano waxa uuna ka qalin jabiyay Dugsigan Macadka ahaa ee Sedexda sano Soconayay waraysiy markii ay Xafladu dhamaatay aan la yeelanay Mudane Maxamed Saciid oo dhinacya badan taabanayay ayaa waxa uu ahaa sidan isaga oo ah Maqal Iyo Muuqaal—–.

PlayPlay

Comments (0)

Comments are closed.