Kooxda Fc-Espoo oo ku Guulaysatay Koobkii Kubada cagta ee Soomaalida Finland

Published on June 17, 2010 by   ·   No Comments

Cayaarahan ayaa ku dhamaaday Jawi aad uqurux badan oo Guushiina ay ku raacday Kooxda FC-Espoo iyagoo ka adkaatay kooxda FC-Vousaari.

waxaana  halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Finland iyo Gudoomiyaha Socos ee Cayaaraha barnaamijka oo Maqal iyo muuqaal ah Daawo.

Readers Comments (0)

Comments are closed.