Muxaadaradii Todobaadka Iyo Bisha Barakaysan Iyo Sh.Cabdulaahi Aadan

Updated About:620 days ago

Sh.Cabdulaahi Aadan waa Culimada Finland  ee ka soo qalin jabiyay Jaamactu Madiina ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Markiisi horena ka anbabaxay Dalkan Finland oo ahaa dhalinyaradii soo gashay Dalkan Finland ee ka soo qaxay dalkoodi hooyo Dagaaladii ahliga ahaa ee ka curtay sagaashamaadkii ee fursada u helay inuu soo gaaro dalkan Finland oo uu wax ku barto isla mar ahaantaa uwareegay xagaa iyo jaamacada Madiina ee ku taala Boqortooyada Sacuudiga  haatana soo dhamaystay wax barashadiisi oo haatan umada Reer Finland usoo gudbiya waxa uu ka soo bartay ee Cilmi ah  Bulshada Muslim ka ah ee ku nool Finland Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Isla mar ahaantaana ka mid ah Iimaamyada ama Khadiibyada Masjidka Al-Huda  ama Form ama Helsinki Islamic Center ee Kuyaala Badhtanaha Caasimada wadanka Finland ee Helsinki haatana waxa uu idin soo gudbinayaa sh.Cabdulaahi Aadan Muxaadaro ku saabsan 10kan habeen ee rabadaan ka aharay iyo Fadliga uu lee yahay iyo sida loogu baahan yahay in looga faaiiidaysto hadii ilaa raali ka dhigo, dhagysi wanaagsan.

http://radiowarsan.com/audio/shcabdulahiadan.mp3

Play

Comments (0)

Comments are closed.