Dhalinyarada Soomaaliyeed oo danbiyadoodi ay haatan ka soo raynayso sidii ay waayo ahaan jireen ayaa haatan taasi mid ka culusi ku soo korortay caalamka Gaara ahaan agagaarka wadaka Finland sida wadanka sweedhan hadaba warbixino arimahaasi quseeya iyo dhibaatooyinka dhalinyarada Soomaaliyeed siada lagu xalin karo iyo waxa uu Muqtaar damacsan yahay Maadaama uu yahay Madaxa dhalinyarada danbiyada ka gala Caasimada wadanka finland Waraysigiina waxa uu u dhacay Sidan:-
Podcast: Play in new window