Booqashadii sh.Cabdirashiid Sh.Cali Suufi ee Finland

Updated About:3 years ago
0

Sheekkhu waxaa uu kulama kala duwan oo dacwada ah uu ka fulinayaa qaarada Yurub gaar ahaan wadamada Waqooyiga Yurub isaga oo haatan ku sugan wadanka Finland ayuu Masaajidada wadanka Finland uu ka soo jeediyay wacdi iyo waano ay dadka yurub uga barteen sheekha isagoo sanad walba uga soo kicitima wadanka Qadar oo fadhigiisa uu yahay sheekhu.’

Play

Hadaba sheekh cabdirashiid Sh.Cali Suufi ayaa shalay galinkii danbe waxa uu Muxaadaro Runtii qalbiga bani aadamka Ruxday uu ka soo jeediyay Masaajidka Alhuda ee Caasimada wadanka Finland ee Helesinki halkaasi oo ay joogeen Rag iyo dumar oo meel la kala fadhiista la waayay, hadaba hadaanu nahay bahda Warsan Media  ama Radiowarsan waxaanu idinku tala galnay, intiini aan dhagaysan ama aan la socon inaanu uga faaiidayno ha joogaan Finland ama Meel kale oo dunida ka mid ah ee dhagaysi wacan:-

Comments (0)

Leave a Commnet

You must be logged in to post a comment.