Waxbarashada Diinta Islaamka Yaa dhigi kara?

Updated About:473 days ago

Dhawaanahanba waxaa ka soo ifbaxayay magaalooyin badan oo kamida dalkan Finland in ay xisada Islaamka ay dhigaan dad aan Muslim ahayn balse aqoonta diinta Islaamka Soo bartay sida la sheegay oo ah Macalimiin halka la la yahay macalin Diinta islaamka dhiga oo shahaada haysta , hadaba shir ay  arintan  ay ka yeesheen waalidiinta Magaalada Espoo iyo wasaarada waxbarashada Espo iyo tan guud ayaa waxa ay ka dhacday Magaalada Espo.

Hadaba waxaanu wax ka waydiinaynaa Ingineer Cabdirisaaq Cali Cusmaan oo kamida  waalidiinta Magaalada Espoo isla mar ahaantaa ah Gudoomiyaha Ururka Iftin oo ka hawlgala Magaalada Espo.

waraysigiina waxa uu u dhacay Sidantrackbacks and pingbacks

Play

Comments (0)

Leave a Commnet

You must be logged in to post a comment.