Todobaadkii tagay ayaa Ubadlka ajaaniibta oo kor udhaaafaya 4000 ay mudo afar casha ah usamaysay magaalada Helesinki Xaflad aad uwayn oo wax walba lagu nsoo bandhigay taasoo ubadku ay aad uxiisaynayeen ubadkii aan jaaniska u helin fasaxa todobaadka qaboobaha oo sanadkii ba mar ka dhaca wadanka finland iyo wadamada qabowgu ka jiro hadaba barnaamij dhinacya nbadan taabanaya ayaanu goobta ka waraysanay dhalaankii iyo shaqaale Soomaaliyeed oo goobta ka shaqaynayay.
Podcast: Play in new window