Waraysiga oo guud ahaan ku saabsan Doorashooyinka Finland iyo sidii ay soomaalidu uga qayb gali lahayd oo ay utaageeri lahaayeen cida ay is lee yihiin waa uu idin matali karaa waraysigiina waxa uu udhacay sidan ee dhagaysiy wanaagsan.
Podcast: Play in new window