Waraysiy Dhinacyo Badan taabanaya oo aanu la yeelanay Musharaxa dada yar ee Axmed Xasan Towxiid oo usharaxan Xisbiga RKB oo kamida xisbiyada Dalkan Finland.
Doorashada oo loo tartamayo Baarlamaanka dawlada Finland oo ka kooban 200 oo mudane oo afartii sanaba mar la qabto.
Warysigiina waxa uu udhacay sidan:-
Podcast: Play in new window