Sh.Maxamed Idiris iyo Fariin Qaali ah dhigay Caasimada Finland

Updated About:384 days ago

Sh.Maxamed Idiris Axmed oo galqabta rag iyo Dumar iyo ubad ba kula  hadlay Masjidka wayn ee Al-Huda  ee Caasimada wadanka Finland ee Helesinki ,  Fariin qaali ah oo dhaxal gal ah uga tagay .

 

Hadaanu nahay Bahda warsan Somali Media ee wadanka Finland waxaanu usoo tabinaynaa Soomaalidii aan usuurtagalin ee reer Finland iyo dhamaan Qurba joogta Soomaaliyeed meel walba ay Joogaan oo ay fariintani ku socoto ee nala dhagaysta kana faaiidaysta :-

 

Play

Comments (0)

Leave a Commnet

You must be logged in to post a comment.