Ninkan yar ee dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ayaa loo doortay inuu hogaamiyo Xisbiga RKP ee wadankan Fionland qaybtiisa dhalinyarada taasoo ah markii ugu horaysay ee xisbigan uu qaaday talaabadan iyadoo aan ognahay inuu jiray mudadii Soomaalidu usoo haajirtay iyo in ka badan wuxuuna haatan Xukuum ada jirta ee dalkan finland ku lee yahay laba wasiir hadaba waxaanu ka waraysanaynaa hawlahaas iyo shir uu uqabtay dhalinyarada Soomaaliyeed isaga iyo dhalinyaro waxgarad ah oo ku fakiray barnaamij ku dayasho mudan waraysigiina waxa uu udhacay sidan.
Podcast: Play in new window