Xoriyada wadankan Finland oo sanadkiiba mar la qabto ayaa ku beeganta 06.12.2011 oo Dalkan Finland oo dhan laga qabto taasoo ay Soomaalidu sanadkan qayb ka ahayd hadaba Xafladaasi iyo sida ay udhacday waxaanu ka waraysanay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland In.Cabdirashid Cawad Diiriye.-
Podcast: Play in new window