Waxaa maanta sidiiran loogu soodhaweeyey magaalada taleex wafti balaaran oo uu horkacayo hogaanka badbaadaynta iyo midaynta g/ ssc dr saleebaan ciise axmed xaglo iyo ku xigeenkiisa col cali sabaray waxaa na lagaga hortagay hilaadii meel 18 klm ka xigta dhanka koonfureed waxaana ka qaybqaatay soodhawaynta wufuudin Majaraha Uhaya Shirka Khatumo 2 Ee G6 Iyo Dhamaan Shacanbka Reer Taleex
Wufuudan Soogaartay Dagmadsa Taleex Ayaa Ahayd Tii Ugu Balaarnayd Ee Soogaadha Abid dagmada taleex
waftidan uu horkacayo hogaanka sare ee maamulka ssc dr saleebaan ciise axmed iyo kuxigeenkiisa ayaa soodhawaynta kadib waxaa loo soo galbiyey madasha shurka loo dadabay waxaana halkaasi qudbada koob kooban ka jeediyey hogaankla iyo kuxigeenkiisaa iyo shacabka ka qaybqaadanayey soo dhawaynta hogaanka iyo wufuudan uu horkacayo
dagmada taleex ayaa laga dareemayaa jawi aad usareeya waxaana marba marka kadanbaysa soo gaaraya dagmada taleex wufuudo ka qaybgalaya shirwaynahaa khaatumo2
hadaba wafuudan soo gaaratay maanta dagmada taleex ayaa ahayd wufuudii ugu danbaysay ee harsanayd iyadoo lagu wado nmaalinta bariyaana in uu furmo shirwaynaha khaatumo2.