Waraysiy aanu la yeelanay Madaxa Xafiiska Arimaha Bulshada qaybtiisa Dhalinyarada Caasimada Finland Helsinki

Updated About:446 days ago
0

Siyaasiy Muqtaar Maxamned Abiib oo kawarbixinaya dhibaatooyuinka ku soo kordhaya dhalinyarada ee xaga daraagiska xaafado kamida Caasimada wadanka Finland ee Helsinki iyo sidii waalidiinta loogu digi lahaa si ay ula socdaan ubadkooda iyo xaaladahooda.

Play

Comments (0)

Leave a Commnet

You must be logged in to post a comment.