Alex Son oo si rasmi ugu biiray Barcelona+sawiro

Updated About:2 years ago
0

Xidiga Alex Song oo kamid ahaa lafdhabarka naadiga arsenal oo beryahanbo lahadal hayay inuu isaga tagayo naadiga ayaa maanta si rasmi ah ugu Biiray camaaliqada Barcelona,xidigan ayaa maanta saxaafada logu soo bandhigay Academiyada Barcelona iyadoo ay halkaas sawiro kaga qaateen warbaahinta.

xidigan ayaa lagu wadaa inu heshiis afarsano ah qalinka dul dhigo kadib markii uu maro baaritaanka caafimaad.

Barcelona ayaa sheegtay in xidigaan ay kula soo wareegtay aduun lacageed gaarayo 19 Million oo Euro.

 

 

Comments (0)

Leave a Commnet

You must be logged in to post a comment.