Labo maal-mood ka dib waxaa dib xoriyadiisii u helay wariye Mahad Cabdi Cali oo ka tirsan Tv-Somalichanal xaruntiisa magaalada Garoowe ,waxaana habeen saq dhexe ah laga kaxaystay guriga uu ...
Dagaalo geystey khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawacba isugu jira ayaa galabta ka dhacay deegaano hoos taga degmada Rako ee gobolka Karkaar.Dagaaladan oo daba socdo kuwo 48-dii saac ...
Diyaarado joog hoose ku duulaya ayaa caawa waxa ay qal qal galiyeen shacabka ku nool deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay gacanta ku hayeen xarakada Al ...
Dagaal mudo saacado ah socday oo u dhaxeeyay Ciidamada Mucaskarka Raaskaambooni oo garab militari ka helaya kuwa Kenya iyo xarakada Al Shabaab ayaa caawa maqribkii ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ...
Kulan looga hadlayay amniga Magaalada Muqdisho iyo soo celinta bilicdii ay laheyd magaalada ayaa maanta ka dhacay guriga R/wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya, iyadoo kulankaasina warsaxaafadeed laga soo saaray.Aqriso Warsaxaafadeedka...
Dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Uganda ayaa ku heshiiyay la dagaalanka Al Shabaab oo ay sheegeen inay dhibaato ku yihiin gobolka geeska Afrika.Kadib kulan saacado badan qaatay oo ka dhacay ...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.Wafdigaan oo uu hogaaminayay Xiriiriyaha howlaha bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay ...
Dowladda Kenya ayaa ka dalbatay dowladda Maraykanka inay ku garab siiyaan la dagaalanka Xarakada Al Shabaab.Safiirka Kenya u fadhiya Qaramada Midoobay Macharia Kamau oo wareysi gaar ah siiyay wakaaladda ...
Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in fariisimooyin ay ka sameysteen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose.Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milatariga dowladda Kenya oo ku sugnaa degmada Dhoobley iyo ...
Dagaalo xoogan oo qasaaro gaystay ayaa Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Kenya iyo Kenya waxa uu ku dhexmaray deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo.Dagaal qaatay muddo ...
Next Page »