News By warsan
calidheere

Qabaa’ilada soomaaliyeed hana taageeraan” Afhayeenka Al-shabaab

Afhayeenka Xarakada hubaysan ee Al-shabaab  Cali dheere oo saxaafada la hadlay ayaa ka dalbaday qabaa’ilada soomaaliyeed inay taageeraan dagaalada lagu jiro waxa uu ugu yeeray Gaalada ku soo duushay dalka ...
xaglatosiye

Hogaanka SSC Iyo Wafti Balaadhan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Taleex

Waxaa maanta sidiiran loogu soodhaweeyey magaalada taleex wafti balaaran oo uu horkacayo  hogaanka badbaadaynta iyo midaynta g/ ssc dr saleebaan ciise axmed xaglo  iyo ku xigeenkiisa col cali sabaray waxaa ...
raysalwasaare gaas

Raysalwasaare Cabdiwali oo sheegay in la gaba gabaynayo dastuurka dalka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in bilaha soosocda la ansixin doono dastuurka dalka islamarkaana lasoo dooran doono barlamaan cusub Kadib kulan uu maanta kula qaatay magaalada Muqdisho ...
fiiqi

Wasiirkii ugu caansanaa xukumadii hore ee Farmaajo C/xakiin Xaaji Fiqi oo dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirki hore gaashaandhiga dowlada KMG Soomaaliya C/xakiin xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib ku dhawaad lix bilood oo uu ku maqnaa dalka Mareykanka. Shir jaraa’id oo ...
beerelayda

Madaxda wasaarada Beeraha Puntland iyo Beeraleyda gobolka Bari oo Boosaaso kulan ku yeeshay

Madaxda ugu sareysa wasaarada beeraha iyo waraabka Puntland iyo dallada iskaashatooyinka beeraleyda ee gobolka Bari ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kulan ku yeeshay. Kulankan ayaa daba socdey mid ...
Afayeenada Al-Shabaab

Al Shabaab oo saakay weerartay fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom

Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada FKMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom ku leeyihiin degmooyinka Hiliwaa iyo Yaaqshiid. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, ...
adangrase

Aadan-garaaso oo eedeeyay Maamulka Dooxada Shabele

Maamulka Ahlu Sunna ee gobolkada Hiiraan ayaa sheegay in Maleeshiyaad la magacbaxay Maamulka Dooxada Shabelle ay dhibaato ka wadaan gobolkaasi, iyagoo tilmaamay in halkaasi ay Shabaabku ka saareen Ciidamo Ethiopian-ah.   Aadan Cabdi Ciise (Aadan-garaaso) ...
sh12

Dad siyaabo kala duwan loogu dilay Baladweyne

 5-qofood ayaa lagu soo waramayaa in siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in 5-taasi ruux oo la sheegay inay ahayeen ...
dagaal-muqdisho

Dagaalo gobolada Hiiraan iyo Galguduud ku dhex maray ururada Al Shabaab iyo Ahlu Suna

Dagaalo culus ayaa shalay galab, xalay iyo saakay ku dhexmaray Al Shabaab iyo Ahlu Sunna deegaano ka kala tirsan gobolkada Galguduud iyo Hiiraam ee bartamaha Soomaaliya Dagaalka hore waxa uu ka ...
ethopia

Ciidamada Itoobiya oo kusii siqaya degmada Buula Barde ee gobolka Hiiraan

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa saakay gaaray deegaanka Garasyaani oo u dhaxeeya Baladweyne iyo Halgan. Afhayeenka ciidamada dowlada ee ku sugan Baladweyne Maxamuud Nuur Cagajoof ayaa u sheegay wariyaasha in ...

Next Page »