towxiid

Ahmed Hassan waa musharax somaliyeed oo dhalinyara ah una sharaxan doorashada barlamaanka 2011 ee Finland , xisbiga (RKP)

(March 5, 2010)

Hadafka siyaasaddaydaFik-radahayaga siyaasadeed baa ah kuwa isbedel ku samayn doona siyaasadda wadanka Finland. Waxaan rabaa inaan xooga saaro arrima kala duwan oo ay ka mid yihiin sida isdhexgalka bulshada ama

Shir Muhim ah oo loo qabanaayo mxirfadlayaasha Soomaalida ee ku nool Finland

Maahanmuuttajien Kulttuuri- ja taideyhdistys(MKTY) Hadaad danaynayso arrimaha dalkaaga hooyo, Waxaa Hay’adda Socdaalka caalamiga ah (IOM) iyo Hay’adda qaramadda midoobay laanteeda horumarinta ee (UNDP) ay soo bandhigi doonaan barmaamuj ( Qorshe) loogu talagalay qurbajoogta Soomaaliyeed si
(March 1, 2010)