MULTIMEDIA

Warbaahinta dalka Finland qaybo kamida oo shaqa ka dhigtay ugafida Bulshada Soomaaliyeed ee Soo maciin biday Muxuu ka yidhi Siyaasi Muqtaar Maxamed Abiib

Warbaahinta dalka Finland qaybo kamida oo shaqa ka dhigtay ugafida Bulshada Soomaaliyeed ee Soo maciin biday Muxuu ka yidhi Siyaasi Muqtaar Maxamed Abiib
Muqtaar Maxamed Abiib waxa uu ka hawl galaa Xafiiska Arimaha Bulshada ee Caasimada wadanka Finland ee Helesinki wuxuu ka loo ka tirsan yahay Gudiga waxbarshada ee magaalada Helesinki ee goaamada waxbarashada noocee doonta aahaatee goaamada ka gaara waxaanu la yeelanay waraysiy ee dhagaysi wacan.    Siyaasiy Muqtaar Maxamed Abiib: Play Now | Play in Popup  Read More →

Wasiirka Amuuraha Ajaanibta iyo Yurub Astrid Thors oo ka qaybgashay Shirkii Etno oo lagu qabtay Paarlamaanka Finland

Wasiirka Amuuraha Ajaanibta iyo Yurub Astrid Thors oo ka qaybgashay Shirkii Etno oo lagu qabtay Paarlamaanka Finland
Kaa soo looga wada hadlayay arimha ajaanibta gaar ahaan Xuquuqda ay lee yihiin Raga iyo Dumarka Sidii loogu cadaalad samayn lahaa oo si wadajir ah loogu simi lahaa.    wasiirka Arimaha Ajaanibta Iyo Yurub: Play Now | Play in Popup  Read More →

Waraysiy Dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Kolayga Soomaaliya Kana hawlgala Dalka Finland

Waraysiy Dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Kolayga Soomaaliya Kana hawlgala Dalka Finland
Mudane C/Casiis Godax Bare oo aanu wax ka waydiin doono shaqadiisa Finland iyo Soomaaliya Waxaana uu ka hadli doonaa arimaha Qaxootiga Soomaalida Ku dhaqan Xarumaha uu ka hawlgalo iyo Xiriirka Kubada Kolayga oo uu ka yahay Gudoomiye Kuxigeen Waraysigiina waxa uu u dhacay Sidan    Cabdicasiis Godax: Play Now | Play in Popup  Read More →

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Muqtaar Maxamed Abiib oo ka hawlgalgala Xafiiska Arimaha Bulshada    Muqtaar: Play Now | Play in Popup  Read More →

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Maxamed Musse Cabdulle oo ah Odayaasha Soomaaliyeed ee Laga tala qaato ee Wadanka Finland    Oday Maxamed Musse Cabdulle: Play Now | Play in Popup  Read More →

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Afayeenka Somali Liito Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Siciid Jaamac Guuleed    Sicid Guled: Play Now | Play in Popup  Read More →

Waraysiy Uqaybsanaha Xafiiska Arimaha Bulshada Ahna Xubin Golaha Deegaanka Qaybta Waxbarashada Helesinki Muqtaar Abiib

Waraysiy Uqaybsanaha Xafiiska Arimaha Bulshada Ahna Xubin Golaha Deegaanka Qaybta Waxbarashada Helesinki Muqtaar Abiib
Waxaan wax ka waydiinaynaa Buug uu xildhibaan wadanka Finland oo ka tirsan Xisbiga Kokomus uu soo saaray iyo dhibaatooyinka Soomaalida iyo dhalinyarada haysa iyo sidii looga gudbi lahaa arimahaas oo dhan.    abib: Play Now | Play in Popup  Read More →

Buug ay Soo bandhigeen Poliska oo aan wax ka way diinay Gudoomiyaha Soomaali Liito Siciid Kaarshe

Buug ay Soo bandhigeen Poliska oo aan wax ka way diinay Gudoomiyaha Soomaali Liito Siciid Kaarshe
kaa soo looga hadlayay Danbiyada Finland loogu gaysto Dadka laga tirada badan yahay ee ku nool dalka Finland. Iyo waliba Baaristii iyana danbiyada loogaysto dadka ajanabiga  oo ay samaysay Midowga reer Yurub ayaa lagu sheegay in Soomaalida yurub ku nool ay ugu midabtakoor badan yihiin dadka Soomaalida ee ku nool Finland waraysaiyagaygiin waxa uu u dhacay Sidan.    Gudomiyaha Somali liito sicid karshe: Play Now | Play in Popup  Read More →

Waraysiy dhinacya badan taabanaya oo aan la yeelanay Gudoomiyaha Dhalinyarada C/risaaq Xaaji

Waraysiy dhinacya badan taabanaya oo aan la yeelanay Gudoomiyaha Dhalinyarada C/risaaq Xaaji
Shirkii Dhowaan ka dhacay Magaalada Turku Åpö oo ku saabsan  Dhalinyarda Islaamka ee usoo haajiray    ururkaislaamka: Play Now | Play in Popup  Read More →

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland oo Soo gaadhay Finland

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland oo Soo gaadhay Finland
Waraysiy dhinacyo badan Taabanaya oo aanu la yeelanay Injineer Faysal Cali Waraabe.    Standard Podcast: Play Now | Play in Popup  Read More →
Copyright © 2010 Warsan Media ·