Waxaana wax ka waydiinay sidii uu udhacay Bandhigii 6aad ee Buugaagta Soomaaliyeed ee ay qoraan qorayaasha kala duwan kuwii hore iyo kuwii danbe labadaba waxa
Continue Reading »
waxaan kula kulanay Bandhigii Buugaagta ee ka dhacayay magaalada Espoo Taasoo aynooga warbixisay waxa uu yahay ururkeeda iyo sababaha ay uga soo qaybgashay iyo waxa
Continue Reading »
waraysiguna waxa uu taabanayaa dhinacyo badan wuxuuna u dhacay sidan
Waxaana Kula kulmay Goobtii uu ka dhacayay Bandhiga Buugaagta Soomaalida waxaana wax ka waydiiyay arimo fara badan waraysigiina waxaa uu udhacay sidan
Mar aan booqday caasimada wadanka swedan ee Stocholm ayaa waxaa ii suuratagashay in aan la kulmo Madaxa laanta Socdaalka qaybta Ajaaniibta Dalka Swedan soo gaara waxana uu udhacay sidan.
waa kii 6aad oo ka hirgala Dalkan Finland isgaoo sanadka aanay aad u imaan Qorayaashii la filayay in ay ka soo qaybgalaan sababta oo ah Folkaanihii ka qarxay Wadanka Island ...
Hadaba daawada qayb kamida Doorashadii Ururka Midnida Soomaaliliito iyo wada hadalkii ka dhacay Goobtaasi kaasoo dhaca labadii sanaba mar.
Aqoon yahan Mustafe Cabdi waxa uu ka hadlayaa arimo fara badan waxaana kula kulanay shirkii 6aad iyo kii Maamulka Cusub loogu dooranayay Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kuwa Swedan (SSUF)
Ka dhagayso ...
mar uu uwaramayay Idaacada warsan Barnaamijkeeda dhagayso oo dhuux waxaana kaloo uu taabanayaa Siyaasada Soomaaliya iyo sida ay isu bad badalayso oo uu ku tilmaamay waxa aan la aqbali karin ...
Warbixinta wasiirka oo dhinacyo badan taabanaysay ayaanu halkan idin ku soo gudbinaynaa ee dhagaysiy wacan
« Previous Page — Next Page »