Guurka qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika ee ay Soomaalidu u soo haajireen oo Dabeecadihii Guurku uu is badalay hadaba waxaa inoo haya Suldaan Cawil oo maanta inoogu marti ah Idaacada ...
Waraysiy dhinacyo badan taabanaya oo ku wajahan shahaadadan la siiyay iyo sababta loo siiyay waxa ay tahay waxaa inooga jawaabaya Mudane Cumar Axmed Jaamac oo ka tirsan hawlwadeenada shirkada Postada ...
Dhawaanahanba waxaa ka soo ifbaxayay magaalooyin badan oo kamida dalkan Finland in ay xisada Islaamka ay dhigaan dad aan Muslim ahayn balse aqoonta diinta Islaamka Soo bartay sida la sheegay ...
Dhalinyarada Soomaaliyeed oo danbiyadoodi ay haatan ka soo raynayso sidii ay waayo ahaan jireen ayaa haatan taasi mid ka culusi ku soo korortay caalamka Gaara ahaan agagaarka wadaka Finland sida ...
waraysi dhinac ya badan taabanaya ayaanu kala yeelanay kulankaasi iyo sida uu udhanacay Aqoonyahan Siciid Jaamac Guuleed oo ka hawlgala hay ada IOM ee fadhigeedu yahay Dalkan Finalnd Caalamka intiisa ...
Hadaba Si wanaagsan ayaa looga Xusay Dalkan Finland Ajanabiga kala duawan ee u soo haajiray Finlandna waa uu ka qaybqaatay Xafladaasi waxa ayna ku dhigeen Xarunta Dhaqamada ee Caisa oo ... « Previous Page — Next Page »