(May 17, 2012) Hadal uu danjire Ingiriiska ee Qaramada Midoobay,Philip Parham ka jeediyay shirkii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga hadleen Soomaaliya ayaa soo jeediyay in mudnaanta koowaad la siiyo geeddi-socodka siyaasadda

Madaxweynaha Puntland oo socdaal shaqo dhowrkii beri ee ugu danbeeyey ku joogey dalka India ayaa ka warbixiyey waxyaabah u qabsoomay. Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Maxuud Faroole ayaa faah faahiyey ujeedada socdaalka wefdiga uu horkacayaa ay dalka
(May 17, 2012)
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka warbixiyey muhiimadda dhameystirka Xaaladda
(May 17, 2012)
Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dad rayid ah oo ganacsato ah ay ku dileen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose ee Koofurta Soomaaliya. Wararka laga helayo deegaanka Taabta ee gobolka Jubbada hoose
(May 16, 2012)
Askarigaani oo la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa duhurnimadii maanta Kooxo aan la garaneyn waxa ay ku dhex toogteen gudaha Suuqa Weyn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kaasi oo kooxihii toogtay
(May 16, 2012)
Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la bixiyo tageero dhaqaale oo suuro-gelin kara dhameystirka nidaamka qariidadda nabadda ee looga baxayo xilliga KMG
(May 16, 2012)
Ugu yaraan 1-qof ayaa ku dhintay 5-kalena way ku dhaawacmeen weerar xalay lagu qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaal magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Booliska ayaa sheegay in Baarkan oo ku yaal wadada weyn
(May 16, 2012)
War lagu daabacay bog ay Midowga Yurub ku leeyihiin internet-ka ayaa lagu sheegay in weerar ay aroornimadii saakay diyaarado dagaal oo Midowga Yurub ay leeyihiin ka fuliyeen barriga Soomaaliya ay ku baa bi’iyeen sahay ay
(May 16, 2012)
Roobab xoogan ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag oo horay ay abaaro uga jireen. Degmada Laas-qoray oo ah magaalo xeebeed ay wadooyin dhowr ahi soo galaan ayaa kamid ah goobaha uu roobka xoogani
(May 16, 2012)
Waxaa Magaalada New York ee dalka Mareykanka , ka furmay shir gaar ah oo ku aadan xaaladda Soomaaliya, ayadoo Shirkaasi ay ka qeyb galayaan Wafdi ka socdo Dowlada Kmg ee Soomaaliya ee uu Hogaaminayo Madaxweynaha
(May 16, 2012)