Warsan Media » NEWS

Qabaa’ilada soomaaliyeed hana taageeraan” Afhayeenka Al-shabaab
Afhayeenka Xarakada hubaysan ee Al-shabaab  Cali dheere oo saxaafada la hadlay ayaa ka dalbaday qabaa’ilada soomaaliyeed inay taageeraan dagaalada lagu jiro waxa uu ugu yeeray Gaalada ku soo duushay dalka Soomaaliya.

Cali Dheere ” shacabka soomaaliyee hana taageeraan”
Cali dheere oo ka hadlayey degmada buulo-berde, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya lagu soo duulay , isla markaasna laga soo weeraray Jihooyin badan loona baahan yahay in la difaaco dalka iyo diinta Islaamka.
Cali dheere ayaa yiri ” dadka soomaaliyeed waa ay ku fog tahay Diintooda Islaamka iyo Gaalo nacaybka , waxaana looga baahan yahay inay Jihaadka taageeraan, si loo difaaco dalka iyo diinta”.
Hadalka Cali dheere ayaan ahayn hadal cusub waxaana hadaladan kuwo la mid ah ay bilihii la soo dhaafay saraakiisha Al-shabaabk ka sheegeen saxaafada soomaaliya.
Baaqa Cali dheere ayaa imaanaya , kaddib markii Ciidamo soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa Ethiopia ay la wareegeen magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana la sheegayaa in xoogaga Al-shabaab ay doonayaan inay dib u weeraraan magaalada Beledweyne si ay dib ugu qabsadaan.

Hogaanka SSC Iyo Wafti Balaadhan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Taleex
Waxaa maanta sidiiran loogu soodhaweeyey magaalada taleex wafti balaaran oo uu horkacayo  hogaanka badbaadaynta iyo midaynta g/ ssc dr saleebaan ciise axmed xaglo  iyo ku xigeenkiisa col cali sabaray waxaa na lagaga hortagay hilaadii meel 18 klm ka xigta dhanka koonfureed waxaana ka qaybqaatay  soodhawaynta wufuudin  Majaraha Uhaya Shirka Khatumo 2 Ee G6 Iyo Dhamaan Shacanbka Reer Taleex

Wufuudan Soogaartay Dagmadsa Taleex Ayaa Ahayd Tii Ugu Balaarnayd Ee Soogaadha Abid  dagmada taleex

waftidan uu horkacayo hogaanka sare ee maamulka ssc dr saleebaan ciise axmed  iyo kuxigeenkiisa ayaa soodhawaynta kadib waxaa loo soo galbiyey madasha shurka loo dadabay waxaana halkaasi qudbada koob kooban ka jeediyey  hogaankla iyo kuxigeenkiisaa  iyo  shacabka ka qaybqaadanayey soo dhawaynta hogaanka iyo wufuudan uu horkacayo
dagmada taleex ayaa laga dareemayaa jawi aad usareeya waxaana marba marka kadanbaysa soo gaaraya dagmada taleex wufuudo ka qaybgalaya shirwaynahaa  khaatumo2
hadaba wafuudan soo gaaratay maanta dagmada taleex ayaa ahayd  wufuudii ugu danbaysay ee harsanayd iyadoo lagu wado nmaalinta bariyaana in uu furmo shirwaynaha khaatumo2.

Raysalwasaare Cabdiwali oo sheegay in la gaba gabaynayo dastuurka dalka
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in bilaha soosocda la ansixin doono dastuurka dalka islamarkaana lasoo dooran doono barlamaan cusub

Kadib kulan uu maanta kula qaatay magaalada Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali Gaas Guddiga isku dhafka ah ee dhamaystirka dastuurka dalka ayaa waxa uu sheegay in bilaha soo socda la ansixin doono dastuurka cusub ee dalka islamarkaana isbadal lagu sameyn doono barlamanka Soomaaliya.

Wasiirka dastuurka iyo arrimha federaalka Xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxiin Xoosh Jabriil oo faah faahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen Ra’iisul wasaaraha ayaa waxa uu sheegay in Gudiga isku dhafka ah ay ansixin doonaan dastuurka 22-ka bisha May sida ku cad qorshe howleedka dowladda KMG.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in dowladda ay ka go’an tahay in la dhamaystiro dastuurka 15-ka May kadibna lasoo doorto barlaman cusub 15-ka bisha June, isagoo intaasi raaciyay in dowladda ay ka go’antahay in bishaasi la dhiso barlaman cusub.

Lama oga sida uu qorshahani uu ku hirgalikaro maadaama khilaaf siyaasadeed uu ka dhex taagan yahay Xildhibaanada barlamanka Soomaaliya.

Wasiirkii ugu caansanaa xukumadii hore ee Farmaajo C/xakiin Xaaji Fiqi oo dalka dib ugu soo laabtay
Wasiirki hore gaashaandhiga dowlada KMG Soomaaliya C/xakiin xaaji Maxamuud Fiqi ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib ku dhawaad lix bilood oo uu ku maqnaa dalka Mareykanka.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay garoonka diyaaradaha Adan Cade ee magaalada Muqdisho ayuu Mr.Fiqi ku sheegay in uu ku faraxsanyahay in imaanshiyahiisa ay kusoo beeganto xilli howlgalo culus ay ka socdaan dalka kaasi oo uu sheegay in dowlada ay ku dooneyso in ay ku qabsato dalka oo dhan.

Mr.Fiqi ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay khilaafka xoogan ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hada u kala jabsan laba qeyb, koox taageersan Shariif Xasan Sheekh Adan afhayeenka Baarlamaanka iyo qeyb xilkii ka qaaday oo aaminsan iney ka xayuubiyeen xilkii gudoomiyenimo.

Fiqi ayaa ka mid ahaa wasiiradii ugu caansanaa xukumadii Ra’sulwasaarihi hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo waxaana lagu xasuustaa dib u dhiski uu ku sameeyey ciidamada milatariga dowlada.

Madaxda wasaarada Beeraha Puntland iyo Beeraleyda gobolka Bari oo Boosaaso kulan ku yeeshay
Madaxda ugu sareysa wasaarada beeraha iyo waraabka Puntland iyo dallada iskaashatooyinka beeraleyda ee gobolka Bari ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kulan ku yeeshay.

Kulankan ayaa daba socdey mid dhowr beri kahor ay wada qaateen madax ka tirsan wasaarada beeraha oo uu Agaasimaha guud ee wasaaradu horkacayey islamarkaana ahaa mid ay wasaarada iyo dallada beeraleydu isku xog wareysanayeen.

Waxaana Mas’uuliyiintii kasoo qayb galay kamid ahaa wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka Puntland Eng. Maxamuud Xaaji Saalax, Agaasimaha guud ee wasaarada Cabdirashiid Maxamuud Siciid, iyo Isuduwaha wasaarada beeraha ee gobolka Bari Maxamuud Cabdalle Waaberi.

Sidoo kale waxaa kulankaas iyaguna goob joog ahaa madax ka socota Hay’ada horumarinta beeraha ee CEFA oo ay kamid ahaayeen Cismaan Hiirad Barre, Bashiir Siciid Ismaaciil, Cabdiraxmaan Maxamed Cali, Maxamed Cali Maxamed, iyo Cadar Axmed Ismaaciil.

Ugu horeyn waxaa kulankaas ka hadlay gudoomiyaha beeraleyda gobolka Bari Axmed Maxamed Muumin wuxuuna ka warbixiyey qabkii ururka uu gudoomiyaha u yahay loo dhisay iyo weliba waxyaaba u qabsoomay mudadii 2-da bilood ahayd ee uu jirey.

Axmed Maxamed ayaa dhinaca kale ka codsaday wasaarada in iyada oo la kaashanaysa Hay’adaha la shaqeeya ay gacan ka geysato sidii beeralayda loogu taageeri lahaa qalab, looguna samayn lahaa tababaro xirfadooda kor loogu qaadayo si ay wax soo saarkooda u kordhiyaan.

Wasiirka beeraha iyo waraabka Eng. Maxamuud Xaaji Saalax oo intaas kadib hadalka qaatay ayaa aad ugu dheeraaday sida ay wasaarada uga go’an tahay inay buuxiso kaalinteeda ku aadan tayeynta iyo kor u qaadista wax soo saarka tacabka beeraha ee Puntland.

Wuxuuna wasiirku sidoo kale ka warbixiyey safaro arintaas la xiriira oo uu dalka dibadiisa ku tegey isagoo dhinaca kale sheegay in wasaaradu ay ku guuleysatey inay suuqyo caalami ah oo loo iib geeyo usoo heshay qaar kamid ah tacabyada dalka kasoo go’a kuwaasoo ay Timirtu qayb ka tahay.

Eng. Maxamuud Xaaji Saalax ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay beeraleyda in ay xil iska saaraan islamarkaana ay wasaarada si joogto ah ula shaqeeyaan si waxqabad muuqda oo wax ku ool ah loola yimaado, isagoo dhanaca kale xusay in wasaaradu beeraleyda la’aantood aanay waxba qaban karin.

Waa markii ugu horeysey oo ay kulan noocan oo kale ah isugu yimaadaan madaxda ugu sareysa wasaarada beeraha iyo Dallada ay ku bahoobeen iskaashatooyinka beeraleyda ee gobolka Bari, waxayna arintni ka turjumeysaa sida ay wasaarada uga go’an tahay tayeynta iyo kor u qaadista wax soo saarka beeraha ee gobolka Bari iyo guud ahaan deegaanada Puntland.

Al Shabaab oo saakay weerartay fariisimo ay Muqdisho ku leeyihiin ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom
Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada FKMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom ku leeyihiin degmooyinka Hiliwaa iyo Yaaqshiid.

Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, dagaalka oo socda qadar daqiiqado ah isla markaana la isu adeegsaday hub culus ayaa bilowday saakay aroorti, marki ay AL Shabaab weerareen aagaga hore ee ciidamada dowlada ee xaafadaha Ceymiska, SYL iyo Ex-koontarool.

Wararka waxay sheegayaan inuu jiro qasaaro soo kala gaaray dhinacyadi dagaalamay, balse ma jirin wax dhib ah oo kasoo gaaray dagaalka dadka rayidka ah.

Tan iyo marki ay Muqdisho isaga baxeen Al Shabaab bilowgi bishi August ee sanadki hore, waxaa ay ka wadeen caasimada weeraro ku dhifoo ka dhaqaaq ah iyo qaraxyo u badnaa is miidaamin kuwaasi oo ay kala soo horjeedaan dowlada KMG iyo ciidamada shisheeye.

Aadan-garaaso oo eedeeyay Maamulka Dooxada Shabele
Maamulka Ahlu Sunna ee gobolkada Hiiraan ayaa sheegay in Maleeshiyaad la
magacbaxay Maamulka Dooxada Shabelle ay dhibaato ka wadaan gobolkaasi, iyagoo
tilmaamay in halkaasi ay Shabaabku ka saareen Ciidamo Ethiopian-ah.

Aadan
Cabdi Ciise (Aadan-garaaso) gudoomiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Hiiraan
islamarkaana xilal kala duwan kasoo qabtay gobolkaasi oo maanta shir jaraa’id ku
qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay Xaaladda ammaan ee Magaalada
Baladweyne, isagoo ku eedeeyay Maleeshiyo uu sheegay inay isku magacaabeen
Maamulka Dooxada Shabelle inay qas iyo fowdo ka dhex wadaan
Magaaladaasi.

Aadan-garaaso ayaa waxaa uu sheegay in wax Maamul ah oo la yiraahdo
Dooxada Shabelle aysan ka jirin gobolka Hiiraan, hase ahaatee waxaa uu sheegay
in Maamulka Dooxada Shabelle ay isbaaro u tiilay duleedka Magaalada Baladweyne,
dadkana ay ku dhibaatayn jireen sida uu hadalka u dhigay.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ee Ahlu Sunna ayaa waxaa uu sheegay in
Ciidanka ka howlgalay Magaalada Baladweyne ee kasaaray Al Shabaab ay yihiin
Ciidamo Ethiopian ah, waxaana uu tilmaamay in shacabka Magaaladaasi ay diyaar u
yihiin inay la xiriiraan dowladda oo ay sameystaan Maamul ay u dhan
yihiin.

Ugu
dambeyn Aadan Cabdi Ciise “Aadan-garaaso” ayaa waxaa uu sheegay in
rag ka tirsan Al Shabaab oo uu xusay inay dharka badasheen ay ku sugan yihiin
Magaalada Baladweyne, dadka reer Hiiraan-na looga baahanyahay inay iska qabtaan
Al Shabaab

Dad siyaabo kala duwan loogu dilay Baladweyne
5-qofood ayaa lagu soo waramayaa in siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in 5-taasi ruux oo la sheegay inay ahayeen dad lagu tuhusanyahay inay xiriir la lahaayeen Al Shabaab siyaabo kala duwanna loogu dilay Magaaladaasi.

2-ka mid ah shantaasi ruux aya waxaa lagu dilay nawaaxiga Buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Baladweyne halka 3-da kalena lagu dilay Buundada lagu magcaabo Dhagax-jebis ee Xaafadda Xabaadleey ee Magaalada Baladweyne sida ay wwarbaahinta uddalka u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Wasiirka Maaliyadda ee Maamulka Dooxada Shabelle Kornel Isaaq Cali Cabdulle oo qadka Taleefonka kula hadlay warbaahinta gudaha dalka ayaa waxaa uu sheegay inay jiraan oo kaliya 3-qof oo ay dileen Ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle kuwaasi oo uu sheegay in looga shakisanyahay Al Shabaab.

Inta maanta Magaalada ku dhimatay waa 3, dilkaasi cidii gaysatayna gacantaan kusoo dhignay, waxayna ku xiran yihiin Saldhiga, dadka la toogtay waxay ahaayeen dad lasoo qabtay oo la tuhunsanyahay inay ahayeen Al Shabaab, anaga nadaamka iyo sharciga noo degsan ayaa wuxuu yahay in la xiro kabacdina marqaatiyaal loo raadiyo dambiilayaasha  argigixisada ah markaasi kadib ayaa sharciga la waafajin karaa laakin inta lasoo qabto horay lagama toogan karo, arintaas waa qalad raalina kama nihi”  sidaasi waxaa yiri Wasiirka Maaliyadda ee Maamulka Dooxada Shabelle.

Dagaalo gobolada Hiiraan iyo Galguduud ku dhex maray ururada Al Shabaab iyo Ahlu Suna
Dagaalo culus ayaa shalay galab, xalay iyo saakay ku dhexmaray Al Shabaab iyo Ahlu Sunna deegaano ka kala tirsan gobolkada Galguduud iyo Hiiraam ee bartamaha Soomaaliya

Dagaalka hore waxa uu ka dhacay shalay galinki danbe deegaanka Bulacle oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Dhuusamareeb, waxaana uu ka danbeeyey marki ay Ahlu Sunna weerar ku qaaday fariisin ay halkaasi ku lahaayeen dagaalyahanada Al Shabaab.

Sarkaal u hadlay Al Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in dagaalka uusan ka dhicin Bulacle balse uu ka dhacay deegaan 10-km u jira Dhuusamareeb oo lagu magacaabo Beerta Siliga, waxa uu sheegay in ay ku jabeen Ahlu Sunna oo ay Al Shabaabka u yaqaanaa kooxda Mushrikiinta.

Abu Muscab ayaa tibaaxay in ay ka dileen kooxihi soo weeraray ila aiyo lix ruux oo uu sheegay in ay meydadkooda kaga carareen goobti lagu dagaalamay.

Laakin afhayeen u hadlay Ahlu Suna oo lagu magacaabo Afhayeen u hadlay Ahlu Sunna oo lagu magacaabo C/laahi Axmed Samatar ayaa dagaalka ka dheegtay guulo, waxaana uu tilmaamay in Ahlu Sunna ay qabsatay tuulada Bulacle oo isku xirta Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceelgaras.

Dhanka kale dagaalo ayaa xalay ku dhexmaray dagaalyanada labadaan urur ee sida aadka ah isaga soo horjeeda deegaanka Diiramaadle oo isku xira magaalooyinka Baladweyne, Matabaan iyo Maxaas.

Dagaalkaasi waxaa hor boodaya Adan Cabdulle Cawaale oo ah mas,uul sare oo ka tirsan Ahlu Sunnada Galguduud kana mid ahaa dadki ka qeybgalay dagaalki lagu qabtay magaalada Baladweyne maalin ka hor.

Lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, waxaana wararki ugu danbeeyey aanu saakay ka helnay ay sheegayaan in saakay mar kale uu dagaal ka bilowday deegaankaasi, waxaana go,an isgaarsiinta.

Ciidamada Itoobiya oo kusii siqaya degmada Buula Barde ee gobolka Hiiraan
Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa saakay gaaray deegaanka Garasyaani oo u dhaxeeya Baladweyne iyo Halgan.

Afhayeenka ciidamada dowlada ee ku sugan Baladweyne Maxamuud Nuur Cagajoof ayaa u sheegay wariyaasha in ciidankooda oo ay hor kacayaan ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ay saakay gaareen Garasyaani.

Cagajoof ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidi ay u qabsan lahaayeen degmada Buula Barde oo ah magaalo istaraatiiji ah haatana ku suganyihiin dagaalyahanada ugu badan Al Shabaab ee gooblka Hiiraan.

Al shabaab ayaa la sheegayaa in ay dhaq dhaqaaq ka wadaan deegaanka Halgan oo u dhaw deegaanka Garasyaani ee ay saakay gaareen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya.

Ciidanka dowlada ee ku sugan Hiiraan iyo ciidamada Itoobiya ayaa la sheegayaa in hadafkoodu yahay in mudo 4 maalin gudahood ay ku gaaraan magaalada Jowhar oo 90-km u jirta caasimada Muqdisho.