Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale gacmaha isula tagay kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdishi. Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen mudanayaashi xilka
Continue Reading »
Mudane ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in uu cambaareynayo duqeymaha dowladda Kenya ay ka fuliso gobolada Jubbooyinka. Xildhibaan C/raxmaan Max’ed Macalin oo
Continue Reading »
Maamulka Al Shabaab ee gobolka Sh/hoose ayaa xukun dil ah ku fuliyay askari ka tirsanaa ciidankooda kaasi oo lagu eedeeyay in magaalada Marka uu ku dilay qof rayid ahaa. Wararka ka ...
Madaxweynaha maamul goboleed Galmudug Mudane Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug. Shirkan jaraa’id ee uu maanta qabtay madaxweyne caalin ayaa waxaa ...
Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada dhexe ayaa ku tilmaamay shirki wadatashiga Soomaaliya ee lagu soo gaba gabeeyey magaalada Garoowe shir ay lacago ku cuneen dadki ka qeybgalay.Sheekh Maxamed Yusug ...
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee xilka ka qaaday gudoomiye Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa maanta la kulmay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.Madaxweynaha ayaa kala hadlay mudanayaashaan oo ...
Wefdi uu horkacayo madaxweynaha Puntland Cadbiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ay qayb ka yihiin Ra’iisul wasaaraha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Prof Cabdweli Maxamed Cali (Gaas), ku-xigeenkiisa, xildhibaano ka tirsan ...
Magaalada Gararowe ee xarunta dowladda Puntland waxaa maantey duhurkii soo gaarey wafti ka kooban 15 oo isugu jira Dhakhaatiir qaliimada dadka farfaruuran, suuxiyeyaal iyo kalkaaliyeyaal caafimaad kuwaas oo u yimid ...
Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay kulamo ...
Waxa goordhoweed qarax lagula eegtay xerada qaxootiga ee xagardheera gaari ay la socdeen ciidamo Kenyan ah. Mid ka mid ah dadka qoxootiga ee ku dhaqan xerada ayaa u sheegay warbaahinta in ...
« Previous Page — Next Page »