NEWS
shabaab

Al Shabab oo dagaalyahanadooda ugu baaqa

Xarakada AL Shabab ayaa ugu baaqday dagaalyahanada ka jooga Puntland in ay carqaladeeyaan oo ay weeraraan shirka lagu wado in uu ka furmo magaalada Garoowe.

Continue Reading »

More NEWS
marxum xiis

ALLA ha u naxariistee wariye Cabdisalan Xiis oo galabta lagu aasay qabuuraha Sheekh Suufi

Wariye C/sakaam Sheekh Xasan (Xiis) oo shalay galab lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay qabuuraha Sheekh Cali Suufi ee degmada Wardhiigleey.   Marxuumka waxaa

Continue Reading »

kim il

Kumuu ahaa Kim Jong

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 19/12/2011 lagu dhawaaqay geerida hogaamiyihii dalka Kuuriyada waqooyi Kim-Jong-Il oo isagu talada dalkaas soo hayey tan iyo sanadkii 1994 kadib markii uu ...
madaxwaynesoomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdi uu horkacayo oo Garoowe soo gaarey

Madaxweynaha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wefdi uu horkacayo ayaa galabta kasoo degey garoonka diyaaradaha ee magaalada madaxda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa waxaa garoonka ...
Ali dheere

Afayeenka Al-Shabaab Cali Dheere oo u digay Jabuuti

Afhayeenka Xarakada Al-shabaab,  Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo saxaafada la hadlay ayaa uga digay dowlada Jabuuti inay ciidamaeeda u soo dirto dalka Soomaaliya. Cali Dheere oo hanjabay dowlada Jabuuti Cali ...
garowe

Wafdi ka socday Qaramda midoway iyo midowga afrika oo maanta soo garay Garowe

Wafdigaan oo ay ka mid ahayeen ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee qaramada midoway ee Somaliya Christain Manhal, wakiilka midowga Afrika ee Somaliya Amb Borbaer Diara, Wakiilka Igad ee Somaliya Kirtuto ...
My beautiful picture

Aadan Madoobe:xil ka qaadistii Shariif Xasan waa mid sharci ah

Gudoomiyihii hore ee barlamanka KMG Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Madoobe) oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay xil ka qaadistii dhawaan Xildhibaano ka ...
yurub

Midowga Yurub oo digniin u jeediyay barlamanka Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa waxa uu uga digay Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya in ay sii wadaan khilaafka u dhaxeeya, oo uu sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo. Warsaxaafadeed kasoo baxay ...
sharif xasan

Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho ku soo laabtay

Guddoomiyaha  Baarlamaanka oo qaar ka tirsan xubnaha baarlamaanka asheegeen in ay ka qaadeen guddoomiyanadiisa Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyay qaar ka tirsan ...
buracdbaded qabsatay

Maxkamad ku taala dalka Maraykanka oo Burcad badeed Soomaali ah xukun ku ridey

Maxkamad ku taala gobolka Virginia ee dalka Maraykanka ayaa xabsi daa’im ku xukuntay labo nin oo Burcad badeeda Soomaalida ka tirsan kadib markii lagu helay denbi lagu soo eedeeyey oo ...

« Previous PageNext Page »