Warsan Media » PALUUMUUTON

Paluumuuto:-Xaaladda Soomaaliya , June 2010: Waxaa Soo qoray Maahanmuuttovirasto
Somaliland     Ama Waqooyiga Soomaaliya

Somaliland oo ku taala waqooyiga Soomaliya ayaa waxaa ka mid ah dagmooyinka Awdal, Waqooyiga galbeed, Togdheer, Sanaag iyo Sool. Somaliland waxeey isku magacaawday in eey madaxbanaani sheegato 1991 laakiin illaa hadda kama eeysan helin aqoonsi madaxbanaan Aduunka kale.

Xaaladda Somaliland hadii laga saaro qaraxyo yaryar  ma ahee  sideeda kale waa dhul nabadeed.

Somaliland waxaa ka dhisan doowlad doorasho ku timid. 1991 waxii ka danbeeyay 3 doorasho ayaa ka dhacay Somaliland. Doorashadii ugu horeeysay waxeey dhacday 2002  oona wadanka lagu qabtay.

Doorashadii ugu horeeysay ee madaxtooyo waxeey dhacday 2003 parlamaankana waxaa la doortay 2005. Inkastoo doorashada eeysan u dhicin sida sharuudada ee caalinka hase yeeshee wax cabsi, aflagaado ama musuqmaasuq kuma jirin doorashada.

Xaaladda nabadgalyo Sanaag iyo qaasatan Sool ma sugneen nabadeeda taasoo ugu wacneed iyadoo dhulka isku heeysteen Somaliland iyo Puntland. Sool magaalo madaxdeeda Laas Caanood waxaa ka dhacay 2009 qaraxyo yaryar. Doorashada hada lagu jiro oo iyana dhoor jeer dib loo dhigay ayaa sameen ayada ku laheeyd ineey xaaladda sii kululaato.

Inkastoo xaaladda soo yara qaboobatay 2009 bishii sagaalaad markii isku afgarteen madaxda xisbiyada. Sideey hadda u muuqato doorashada waxeey dhaceeysaa june dhamaadkeeda.  UNHCR  waxeey sheektay in xaaladda nabadgalyada ee dhulkaas eeysan ka jirin dhibaatooyin ama dagaalo dadka dakan dhib ku haysa.

Xaaladda Soomaaliya , June 2010: Waxaa Soo qoray Maahanmuuttovirasto

Puntland

Puntland ooy ka mid tahay dhulka Bari ,Nugaal iyo qaar ka mid ah Mudug oo magaalo madax ee u  tahay Kaalkacyo. Puntland iyo Somaliland  waxaa jirto dhul eey isku heestaan dhanka waqooyiga jiro. Dhulkaas oo ah Sool iyo Sanaag oona illaa hadda loo goáamin xukun maamuleed.

Puntland waxeey madaxbanaani sheegatay sanadka markuu ahaa 1998. Hase ahaatee hadafkeeda marna ma aheen in eey doolad ahaan u go´do.  10 sano ka badan Puntland ayeey doolad gobaleed ahaan isku maamuleeysay. Shacbiga meesha dagan waa daarood hase ahaatee waxeey u badanyihiin Majeerteen.

Xaaladda guud ee Puntland waxeey ku sugneed xaalad nabadeed. Puntland waxeey leeyihiin parlamaan ee ka kooban 66 qof ee ka turjuma qabaailada meesha dagan.  Parlamaanka markii ugu danbeeysay waxaa la doortay bishii 12 sanadkii 2008. Parlamanka ayaa asana doortay madaxweene bishii kowaad 2009 markaas ayaa la dhisay dooladda. Doorashada si nabad ah ayeey ku dhacday.

Xaaladda nabadgalyada Sanaag iyo qaasatan Sool ma sugneen nabadeeda taasoo ugu wacneed iyadoo dhulka isku heeysteen Somaliland iyo Puntland. Somaliland ayaa qabsaday magaaladda bishii 10 sanadkii 2007 markeey dagaalo dhexmareen Somaliland iyo Puntland.

Madaxweenaha Puntland ayaa handaday oona sheegay inuu dhulkaas dib ugu soo celin doona Puntland. Saas aawgeed lama sheegi karo in dagaalo kale imaandoonaan iyo inkale laakiin sidaan ka warheeno sanadkii hore iyo sanadkaanba lagama maqal wax dagaalo ah.

Puntland nabadeeda waxaa hoos u dhigay qaraxyo la isku dayay in la sameeyo, qaraxyo la sameeyay iyo hal hal la isku dilay. Waxaa lagu tuhmaayay qaraxyadaas Al-Shabaab oo loo maleeyo hadafkooda ineey dhulka nabada ka qaato iyo barwaaqada.

Dhaqaalaha Puntland waxaa hoos u dhigay Burcad Badeeda oo meesha ku nool.  2009 dhamaadkeeda waxeey qabsadeen 12 doon iyo 250 qof ee ka shaqeeso doomahaas.

Qaybta dhalinyarada iyo waxa ay ka qabaan Dalkoodi hooyo ee Soomaaliya
Labada dhalinyaro waxa ay dalka yimaadeen iyaga oo yar yar waxa ayna wax ku barteen oo ku koreen Dalkan Finland ee aynu ku nool nahay Mar aan ku casuumay Istuudiyaheena waxa ay yiraahdeen sidan qaybo kamida barnaamijkeena  ee daawasho wacan.

MASHRUUCA: MAASTAPOISTAMISTOIMINNAN TEHOSTAMINEN HANKE
Mashruuca lagu xoojinaayo systemka wadanka la iskaga saaro waxaa qabanaayo Poliska Helsinki ee qeebta qaabilsan arimaha diabada. Mashruucaan wuxuu soconaayaa 1.8.2009 illaa 31.12.2010. waxaa lacag galiyay Poliska Helsinki iyo EU:da qeebta dib u laabadka. Mashruuca hoolaha uu qabanaayo waxaa ka mid ah in go aamada dib u celinta la fuliyo si wada jir ayagoo u shaqeenayo Poliska sida kuwa go aanka gaara, kuawa fuliya ayadoo ka reebneen qabanqaabinta safarkaiyo in la safriyo xattaa hadii loo baahdo inqofka asagoo lala socdo la celiyo. U jeedada mashruuca waa inuu xoojiyaa shaqada Poliska markeey goáanka gaaraan dib u celinta iyo hoolkalka go´´aankaas iyo ineey kala soocaan dadka iyaga iskooda rabaan ineey u noqdaan. Mashruuca waxuu kaloo dadka ka wacyi galinaa in dadka eey marwalba sugin goáanka dib u celinta kaliya ee inuu jiro in qofka si madaxbanaan u ku laabankaro asagoo markaa loo eegaayo qofka meesha u ka laabanaayo iyo meesha u ku laabanaayo.Intuu mashruucaan socdo Poliska waxeey qabanaayaan labo seminaar iyo ku qeexaayaan waxyaabihii u qabsamay.

MAASTAPOISTAMISTOIMINNAN TEHOSTAMINEN -HANKE

Maastapoistamistoiminnan tehostaminen -hankkeen toteuttajana on Helsingin poliisilaitoksen ulkomaalaispoliisi. Hankkeen kesto on 1.8.2009 – 31.12.2010. Rahoituksesta vastaa Helsingin poliisilaitos ja puolet rahoituksesta katetaan EU:n Paluurahastosta. Hankkeen painopiste on maastapoistamispäätösten täytäntöönpanoon liittyvässä operatiivisessa poliisitoiminnassa, johon kuuluu päätösten tiedoksianto ja täytäntöönpanotehtävät, sisältäen matkajärjestelyt ja tarvittavat kuljetukset, maastapoistumisen valvomisen ja tarvittaessa kohdemaahan saattamisen.

Hankkeen tavoitteena on tehostaa ja kehittää poliisin toimintaa maastapoistamispäätösten täytäntöönpanossa siten, että pystytään vastaamaan palautusmäärien kasvuun ja pyritään samalla entistä paremmin tunnistamaan potentiaalisia omaehtoisia palaajia. Hankkeella pyritään pakkopalautusten rinnalle tuomaan vaihtoehtona vapaaehtoisen paluun mahdollisuus entistä useammassa tapauksessa, jolloin toiminnassa tulee aiempaa paremmin huomioiduksi palautettavien omat lähtökohdat. Helsingin ulkomaalaispoliisi järjestää seminaarin 2.12.2010. Seminaarin tarkoituksena on tuoda esille maastapoistamiseen ja vapaaehtoiseen paluuseen liittyviä seikkoja ja kertoa Maastapoistamistoiminnan tehostaminen -hankkeen tuloksista ja kokemuksista. Seminaariin kutsutaan muun muassa Ulkomaalaispoliisin yhteistyökumppaneita sekä maahanmuuttajayhdistysten edustajia.

MASHRUUCA IOM:TA VAPAAEHTOISEN PALUUOHJELMAN KEHITTÄMINEN SUOMESSA HANKE
DHAQDHAQAAQ LOOGU TALAGALAY DADKA LAABANAYA

Mashruuca dadka uu quseeyo waa dadka dunida sadaaxaad ka yimid ee ku dhaqan Finland isla markaana rabaan ineey wadankooda hooyo ku laabtaan, dakaana waxaa ka mid ah dadka qoxootiga, ama sugaayo go aanka qoxootiga ama helay goáanka negatifka.

Sanadka 2010 waxaa rajeeyneenaa in eey dib u noqdaan 200 oo qof (180 dadka waa weeyn 20 ilmo ah).

Mashruuca wuxuu ku caawinaa qofka dib u dajintiisa qofka weeyn 200-1500 Euroa ilmaha 100-1000 Euroa.

Qeeb ka mid ah mashruucaan waxeey tahay inaan xok ogaal u noqono dadka ugu badan ee laabanaayo si madaxbanaan wadanka eey ku laabanaayaan rabitaankooda iyo wacyigalintooda.

dadkaas dib u laabanaayo si madaxbanaan waxaan u sameeneenaa warqado afkooda ku qoran oo u sharxaayo mashruucaan.

VAPAAEHTOISEN PALUUOHJELMAN KEHITTÄMINEN SUOMESSA HANKE

1.     Vapaaehtoisille palaajille suunnatut toiminnot

Hankkeen kohderyhmänä ovat Suomessa oleskelevat, kolmansien maiden kansalaiset, jotka haluavat palata vapaaehtoisesti alkuperäiseen kotimaahansa, erityisesti pakolaisina tai suojelussa oleskelevat, mutta myös turvapaikanhakuprosessin keskeyttäneet ja kielteisen turvapaikkapäätöksen saaneet henkilöt.

Vuoden 2010 aikana toteutetaan 200 tuettua, vapaaehtoista paluuta (180 aikuista ja 20 lasta).

Hankkeen avustamana palaaville myönnetään hakemuksen perusteella 200-1500 euron uudelleenkotoutumistuki (100-1000 euroa lapsille).

Osana hanketta toteutetaan myös paluukartoitus, jonka tarkoituksena on tunnistaa suurimmat palaajaryhmät, kerätä tietoa heidän paluuhalukkuudestaan sekä suunnitella tiedotusstrategia näille ryhmille.

Paluukartoituksen tulosten pohjalta laaditaan hanke-esitteet vapaaehtoisesta paluusta useilla eri palaajaryhmien kielillä

Mashruuca Paluu oo ay maal galiso Midowga Reer Yurub
1. Voitko kertoa meille teidän vapaaehtoispaluun hanketta? Miloin se

alkoi? Kuinka kaun hanke kestää? Onko sillä saavutettu tähän menneessä jotain?

Hanke alkoi tänä vuonna suunitelmana on että se kestäisi kolme vuotta eli 2012 asti. Yleinen tavoite on saada Suomeen vapaaehtoiseen perustuva paluujärjestelmä . Tämä hanke rahoittaa Maahanmuuttovirasto ja EU:n Paluurahoitusta  jonka tarkoitusta on saada paluujärjestelmä joka olisi pysyvää hankeen loputtuaan. Tähän asti olemme kouluttaneet erilaisia toimijoita esim Vastaanottokeskuksessa, olemme myös järjestäneet Seminaaria lokakuussa ja olemme järjestäneet 200 paluutta. Olemme tehneet 2 kartoitus raporttia Afganin ja irakiiin ja kolmas on tulossa Somaliaan.

2. Miten IOM tukee vapaaehtoista paluutta?

Itse tämä hanke järjestämme matkat, avustamme asiakirjoiden kanssa lentökentällä ja pieni uudelleen kotiutumistukea. Tärkein palaajille on että paluumuutto prosessi sujuisi ja se että heillä on aina tuki josta saavat informaatiota milloin missäkin asioissa.

3. Tukeeko IOM vapaaehtoista paluutta Somaliaan? Millä tavalla?

Emme järjestä matkoja Somaliaan, meillä ei ole henkilökuntaa etelä Somaliassa. Jos haluaa järjestää vapaaehtoista paluutta matkaa pohjois Somaliaan pitää olla yhteisymmärrys viranomaisten kesken milloin voidaan järjestää ja kuinka paljon tukea he voivat saada tämän paluumatkan yhteydessä.

4. Mitä eroa sinun mielestä on vapaaehtoista paluutta ja pakkopalautuksesta?

Tärkein ero vapaaehtoispaluun ja pakkopalautuksen kanssa on se että vapaaehtoispaluussa itse palaajalle jää mahdollisuus vaikuttaa ja tehdä päätöksiä milloin palaa. Jos on pakkopalutus sitten päätökset jäävät silloin poliisille.Vapaaehtoispaluun voi saada IOM:n kautta avustusta kentällä ja uudelleen kotiutumis tukea ja muutenkin se on inhimmillisempää kun tekee omia päätöksiään.

5. Kuinka kaun kestää koko vapaaehtoista paluun prosessi?

Se riippuu hyvin paljon paluumaasta ja itse palaajasta. Jos palaajalla on omaa maan matkustusasiakirjat se voi kestää pari viikko, jos ei ole ja IOM:n pitää hankkia suurlähetystöstä matkustusasiakirjat se voi kestää jopa kuukausia. Mutta yleensä vapaaehtoispaluuprosessi kestää keski määrin 2-3 viikkoa ja se riippuu maasta ja palaajasta.

6. Mitkä tekijat vaikuttavat ihmisten vapaaehtois paluun harkitseminen ja sen päättäminen?

Se on yksillöllinen valinta että milloin päättää tai päättääkö ylipäätään kotimaansa. Se voi olla perhe asioihin liittyvää sekä suomessa että kotimaassa, yleinen turvallisuus tilanne onko tilanne esim. muuttunut kotimaansa, erilaisia tuki mahdollisuuksia. Se riippu minkälainen tieto ihmisellä on että  voi tehdä oman valinnan.

hankkeen viesti on että ihmisellä on mahdollisuus palata vapaaehtoisesti, me emme halua vaikuttaa IOM:ssa ihmisten päätökseen, mutta jos ihminen on itse päättänyt palata vapaaehtoisesti silloin me teemme kaikimme jotta tukisimme sitä.

1.Wax manooga sheegi kartaa mashruuca dib unoqoshada dhulkii hooyo ee aad fangareesaan? Goorma ayuu bilowday Mashruucu? Meeqa ayuu soconayaa mashruucaas? Illaa hada wax suurtagalay majiraan.

Mashruucaan IOM:ta ee ah Dib u noqoshada Si madax banaan wuxuu soconayaa mudo 3 sano wuxuu bilaawday 2009 kii wuxuuna dhamaanaayaa 2012. Mawqifka mashruucaan wuxuu yahay in la sameeyo sistam dib u noqosho ah kaas oo ku saleesan madaxbanaani. Waxaa mashruucaan nagu tabaruucay Maahanmuuttovirasto iyo EU:qeebta dib u noqoshada. Waxaana hadafkeena yahay ineey shaqada sii socoto xattaa mashuuca markuu dhamaado ka dib. Illaa hadda waxyaabaha aan qabanay waxaa kamid ah inaan waxbarasho u qabanay xubno kala duwan. Inaan qabanay Seminaar bishii 10 aad. Inaan ka qeeyb qaadannay 200 oo dib u noqosho madaxbanaan ah. waxaa taas noo sii dheer inaan reportyo aan ka sameenay Afganistan iyo Iraq mardhawna aan ku talo jirno Soomaliya.

2.Maxay Hay adiina IOM caawinaad bixisaa qofkii raba in uu dib ugu noqdo Wadankiisa?

Mashruucaan hadda noosocdo waxaan qofka u qabanaa inaan safarka u qabanqaabinno, waxaan ku caawinnaa inuu warqadaha sharciga uu ku laabanaayo eey u dhanyihiin markuu ka safraayo airpotka. Iyo waxaa kaloo siinnaa qofka si madaxbanaan u laabanaayo caawinaad u ku dago meesha. Mashruuceena hadafkiisa ugu weeyn waxeey tahay inuu qofka laabashadiisa eey u fududaato iyo inuu marwalba helo dad ka caawiyo waxyaabaha uu oga baahanyahay inuu ogaado markuu laabanaayo.

3.Ma caawisaa  IOM qofkii raba in uu dib ugu noqdo Somalia? sidee bay ku caawinkartaa?

Wax safar ah uma sameenno Somaaliya qofka u laabanaayo. Mida u hooreeso annaga shaqaalo inooma joogaan koonfurta soomaaliya. Hadii eey ahaanlaheeyd inaan ka caawinno qofka soomaaliga ee dib u noqonaayo si madaxbanaan waqoojiga soomaaliya, waa ineey horta wada shaqeeyn ka jirtaa dadka maamulka hayo kadibna la isku afkartaa halkee qofka ku laabanaayaa goorma ayuu laabanaayaa iyo illaa intee la eg caawinaad ayaa loo baahanyahay noqoshadaas.

4.Maxay ku kala duwan yihiin qofka raba  in uu iskiis unoqdo iyo qofkii qasab lagu celinayo?

Waxa ugu muhiimsan eey ku kala duwanyihiin waxeey tahay qofka sida madaxbanaan ku laabanaayo wuxuu heeystaa fursad uu wax ku go´aamiyo goorta iyo sida u ku laabanaayo. Haddi laakiin qofka qasab lagu celinaayo go´aanka poliska ayuu u yaalaa. Mashruucaan IOM:ta qofka sida madaxbanaan u laabanaayo waxeey ka caawinee safarka illaa airpotka iyo waxaa la siinaa cawinaad u ku dago meesha. Hadii laga eego dhanka baniaadamnimada qofka waxaa u roon inuu asaga go´aankiisa gaaro.

5.Meeqa ayuu qaadan karaa hawsha qofka raba inuu iskiis unoqdo?

Hoosha waxeey aad ugu xirantahay qofka wadanka uu ku laabanaayo iyo qofka laabanaayo. Haduu qofka laabanaayo uu heesto warqadaha sharciyada ee wadanka uu u laabanaayo looga baahanyahay markaas intaan waxiisa u dhameeyneeno waa 1-2 asbuuc. hadduusan heeysan wax warqado sharciyeesan waxeey noqoneesaa inaan anaga oga dalabno warqada sharciga safaarada wadanka uu u laabanaayo markaasna waxeey qaadankartaa 2-4 asbuuc intaan wax u dhameeneeyno. Laakin caadiyan waxeey hoosha nagu qaadataa 2-3 asbuuc.

6.Sheeg waxyaabaha sababi kara in dadku iskood ay unoqdaan iyo sidii ay ugu go,aan san lahaayeen?

Waxyaabaha sababi kara marwalba waa wax shaqsi walba u gaar. waxaa laga yaabaa ineey la xiriirto ehelkiisa inta jooga ama ku wadankiisa hooyo joogaan. Waxaa kaloo sababi karto nabadda waxaa laga yaabaa inuu qofka wadanka uu ka yimid nabaddii ku soo laabatay. Waxaa sababi karo caawimaado kala duwan inuu qofka helo, laakiin waxwalba waxeey ku xiranyihiin aqoonta uu qofka laabanaayo heesto taas u kadib wax ku go´aansanaayo.

Maxeey tahay mashruuciina hadafkiisa?

Hadafkeena waa inaan dadka ogeeysiinaa in dib loo laabankaro si madaxbanaani ah. Marabno inaan IOM hadaan nahay aan saameenno qofka go aankiisa, laakiin qofka haduu noola imaado inuu rabo inuu laabto waan caawineeynaa si walba oo karaankeena ah.

Siminaar ay soo wada qaban qaabiyeen Hay ,ada IOM Internationella migrationisationen iyo Maahanmuuttovirasto
Siminaarku waxa uu ku wajahnaa sidii si mutadawacnimaha uu qofku uu iskii u aadi lahaa Dalkii hooyo ee uu asal ahaan ka yimid taasoo markaa la cadeeyay habka loogu fududayn karo iyadoo gabi ahaanba Siminaarka ay soo bandhigeen maanta hay,ada IOM xarumahooda ku kala yaal dalalka Finland iyo Norway iyo wadanka Holand oo ay ka kala socdeen qabiiro ku taqasusay sida dadka loogu da daalomarka ay isu diyaariyaan in ay u baqoolaan dalkoodi Hooyo oo ay soo bandhigeen dhamaan shuruudihii dalalkaas ay IOM ka hawlgasho looga baahan yahay iyagoo inta badan ay isu dhowaayeen  halkana ka dhagayso Siminaarkii oo dhan-

Muqtaar Maxamed Abiib oo ka hadlaya xaga dhalinyarada iyo barnaamijkan Suurtagal matahay Inaad ku noqoto Soomaalia
Waa dhamaan Barnaamij ah suurtagal matahay inaad ku noqoto Soomaaliya oo ay maangalinayso Midowga Reer Yurub iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo idaacada warsan oo qayb ka ah

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Muqtaar Maxamed Abiib oo ka hawlgalgala Xafiiska Arimaha Bulshada

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Maxamed Musse Cabdulle oo ah Odayaasha Soomaaliyeed ee Laga tala qaato ee Wadanka Finland

Barnaamijkii Dib ugu Noqoshada Soomaaliya adigoo aan Cidi Ku qasbayn
Waxaa nagala qaybgalay Barnaamijkan Dadwaynaha Soomaaliyeed ee Finland Waxaana Ka hadlay Bulshada Qaybo kamida Waxaana Kamida Afayeenka Somali Liito Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Siciid Jaamac Guuleed