tababare

Paris St-Germain oo maamulkeedu hor istaagay doonista Realmadrid Tababare Carlo Ancelotti

(May 15, 2013)

  Kooxda Paris St-Germain ayaa ku gacan seertay dedaal ay wado kooxda Real Madrid taasoo dooneysa in ay la soo wareegto tababaraha naadiga Faransiiska, Carlo Ancelotti.   Kooxda Paris St-Germain
ma heshay

Borussia Dortmund oo Final-ka Champions League u soo baxdey, kadib markii ay reebtey Real Madrid

Real Madrid waa guuleysatey laakiin waxba ma tarin guushaasi   Is aragii labaad ee ciyaarta Semifinalka ee horyaalka naadiyada Qaaradda Yurub Champions League ayaa caawa oo Talaada ah waxaa isku helay Kooxda Real Madrid ee
(May 1, 2013)
2012129213945101734_20-640x423

Messi Oo Taariikh Cusub Buuga Ku Qoray

Xidiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa jebiyey derjadii u xirneyd Gerd Mueller muddo 40 sano ah. Lionel Messi ayaa dhigey record cusub oo dhanka goolasha sanadlaha ah kadib markii uu dhaliyey sanadkan 2012 86 gool,
(December 10, 2012)
RobertoDiMatteo

Bye Bye Roberto Di Matteo Tababarihii

Mulkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa shaqadii ka cayriyey tababarihii kooxda Chelsea Roberto Di matteo, kadib markii ciyaartii Champions League habeenkii xalay Juventus ku derdertey 3 gool iyo waxba. Roberto Di Matteo ayaa ahaa tabaraha
(November 22, 2012)
Eto

Is reeb reebka Koobka Africa oo soo gaba gaboobay

Waxaa xalay lasoo gaba gabeeyey ciyaaraha loogu soo baxayey koobka Qaramada Africa ee sanadka danbe lagu qaban doono dalka South Africa. Cameroon ayaa u baahneyd in ay ku badiso 2-0 si ay usoo gudubto laakin
(November 5, 2012)
inter

Faah faahinta Horyaalka Talyaaniga

Kooxda Inter ay heshay guusheedi ugu horeysay oo ay ku gaartay garoonkeeda San Sinro xilli ciyaareedkan kadib marki ay xalay 2-1 uga badisay kooxda Fiorentina. Nerazzurri waxay dooneysay in ay soo dhameyso abaarta ka heysay
(October 3, 2012)
alex

Alex Son oo si rasmi ugu biiray Barcelona+sawiro

Xidiga Alex Song oo kamid ahaa lafdhabarka naadiga arsenal oo beryahanbo lahadal hayay inuu isaga tagayo naadiga ayaa maanta si rasmi ah ugu Biiray camaaliqada Barcelona,xidigan ayaa maanta saxaafada logu soo bandhigay Academiyada Barcelona iyadoo
(August 20, 2012)
Moh-Farah

Mo farah oo caawa Guul taariikhi ah ka gaarey Orodka 10,000 ee Mitir

Orodyahanka Mo Farah ayaa caawa ku guuleystey orodka 10,000 ee mitir ee ragga isagoo guul taariikhi ah ka gaarey orodka caawa,wuxuuna ordey , orod dhan 27 daqiiqo 30.42 isagoo ka hormaray oo kaalinta 2aadna soo
(August 5, 2012)
samsam

Natiijada Orodkii SamSam ee Olombikada 400 mitirka

Waxaa qadar yar kahor dhamaaday wareegii hore ee orodka haweenka ee 400 mitirka, oo ay ka qeyb qaadaneysay Gabadha Soomaaliya u ordaysa ee SamSam Maxamed Faarax. Orodka maanta ayaa si weyn loo sugayey ayadoo garoonka
(August 4, 2012)
olonpikada2012

Olombikada London: Maxaa ugu xiise badnaa xafladii furitaanka ee xalay…Warbixin.?!!

(London) 28 July 2012 Boqollaal milyan oo qof ayaa caalamka kala socday xafladii  xalay  ee furitaanka  ciyaaraha olimbikada aduunka oo ay magaalada London markii 3-aad qaban qaabinayso tiyoo ay jirto in furitaanka oo qura ay
(July 30, 2012)