Warsan Media

Xildhibaan ka mida Dawlada Kumeelgaarka oo Xilkiisii ka tanaasulay kadib markii uu eegay xaalada Soomaaliya Xiligan
Mid ka mid ah xildhibaanada dowlada somalia oo dhawaanahan ku sugnaa guha Maamulka Puntland ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay barlamanka Somalia,

Shir Jara’id uu ku qabtay hoolka shirarka ee Hotelka Juba ee magalada bosaso ayuu Xildhibaan Siciid xasan Shirre ayuu ku sheegay in uu iska casilay xilkii Xildhibaanimo ee Fadaralka ka hayay

Sababaha ayuu ku sheegay in dowlada Somalia ay ku guul dareeysatay dhinacyada amniga dalka guud ahaan gaar ahaan magalada mogdisho oo xarun u ah barlamanka iyo dowlada qaybaheeda kala duwan,

Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in dowlada Somalia ay ku fashilantay heshiiski dhinac bada ee sharci darada ahaa ee dowlada la gashay dalka Kenya,

Xildhibaankani jagadiisi baneeyay ayaa waxaa uu ku doodaday in baarlaman ahaan ay si weyn uga dooden arimahaasi dowlada somaliyana ay u gudbiyeen hase ahaate dowlada ay waxba ka soo qaadi wayday Baaqyada barlamanka Somalia,

Waxaa uu sheegay in gudoonka barlamanka Somalia ugu sareya in ay ka dhaga adeegen dodo ka imaanayay qaybo ka mid ah barlamanka Somalia sida sugida amniga xubnaha baarlamanka oo aan xil la iska saarin

Siciid xasan shirre ayaa tibaaxay in dowlada haatan jirta ay kaba rooned dowladii hore ee Madaxweyne Abdullahi Yusuf isagoona ku sababeyay dhinaca gacan ku haynta Gobolada dalka Qaarkood oo dowladasi gobolo dalka ay gacanta ku haysay,

Siciid xasan shirre Xildhibaanka Iscasilay.

Mar uu ka hadalay xildhibaankaasi is casilay halka uu ku danbeyn doono ayuu sheegay in uu ka mid noqon doono bulshada reer Puntland

Is casilaada xildhibaankani ayaa ku soo beegmaysa xili xildhibaano ka socda dowlada Somalia ay Puntland u joogan xalinta khilaafadkii dhawaan soo kala dhex galay Dowlada Somalia iyo Maamulka Puntland

lamana garanayo waxa ay ka badali karto arintaasi is casilaada xildhibaankani wada hadaladii u socda Xildhibanada ka socda dowlada Somalia iyo Maamulka Puntland

DKMG Somaliya & Culama’udiinka Ahlusna oo lagu wado inay maanta Heshiiyaan
Waxaa lagu wadaa in maanta Magaalada Addis abbaba ee xarunta Daka Itoobiya ay heshiis kuwada saxiixdaan DKMG somaliya iyo culama’udiinka Ahlusuna wal jamaaca oo in mudo ahayd wadhadal uu uga socday dalka Itoobiya .

Heshiiskan maanta ay wada gaarayaan Dawlada iyo culama’udiinka ahlusuna waljamaaca ayaa dhanka dawlada waxaa uga qayb galaya Raisul wasaaraha dawlada KMG somaliya C.rashiis cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayo halka Dhanka Culama’udiinka ahlusuna ay uga qayb galayaan Masuuliyiin sar sare .

Heshiiska ayaa qayb ka’ah in Dawlada Kumeel gaarka ah iyo culama’udiinka ahlusuna waljamaaca ay isgarab sadaan, waxaana intabadan Culama’udiinka ahlusuan waljamaaca ay kataliyaan Gobolada dhexe ee dalka Somaliya halka dawladuna ay faraha ku hayso gobo cayiman oo kamid ah koonfurta somaliya .

Hadii ay wada gaaraan heshiiskan dawlada iyo ahlusuna waljamaaca ayay noqonaysa in awooda dawladu ay noqoto mid xoogaysata maadaama ay garab heleen waxaana dawlada iyo ahlusuna waljamaaca ay labaduba dagaal xoogan ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta alshabaab .

Dhawaanahan waxaa soo baxayay warar ku aadan in DKmg somaliya iyo Ahlusuna wal jamaaca ay wadagaarayaan Heshiis ay isku kaashanayaan laakiin waxa uu soo jiitamo heshiiskaasi ay noqonaysaa in maanta lakala saxiixdo heshiiskaas .

Gudaha dalka Somaliya waxaa inta badan Kajira ururo kala duwan kuwaas oo had iyo jeer dagaalo xoogan lagala DKMG somaliya waxayna noqonaysaa hadii ay heshsiyadan dawlada iyo ahlusuna wal jamaaca in arintaas caqabad ku noqota kooxaha mucaardka ah ku’ah DKmg somaliya maadaama ay dawladu heshay garab balaaran

Dooni kaluumeysi oo laga leeyahay Spain oo iska difaaacday weerar Burcad Badeed
BUrcad badeeda Soomaalida ee ka qowleysta Xeebaha wadanka Soomaaliya ka agdhow ayaa dib uga hakaday Afduubka Dooni kaluumeysi o olaga leeyahay Spain ka dib markii ay iska Caabin kala kulmeen Ciidan Ilaalo ka ahayay Doonida Kaluumeysi.

Doonidan oo ahayd nooka Kaluunka Tuunaha qaada ayaa waxaa lagu magacaaba Txori Argi waxaana ay burcad badeedu ku weerareen Badweynta India Xilli ay ku jirtay Kaluumeysi meelu dhow Jasaiirda Seychelles

Captianka Doonida la weerary Santi Gaboa ayaa waxaa uu la hadlay Idaacada wadanka Spain isaga oo u sheegay in ay iska difaceen werar burcad badeed Somoaali aha uga Yimid Doonida Kaluumeysi ee ay la socdeen 30 shaqaale oo badankood u dhhashay wadanka Spain.

Weerarka Burcad badeeda ku qaadeen Doonida Kaluumeysi ee Txori ayaa waxaa ay u adeegsadeen Hubkala duwan iyaga oo iska Caabin xoogan kala kulmay Kooxo ilaalo gaar ahah ka hayay Doonida kuwaasi oo rasaas ku riday Jiri badeeda oo watay dhowr doonyaha dheereeeya ah.

Weerarka Doonida Spainish ka ayyaa waxa auu ka dhacay meel qiyaastii 80 Mile u jirta Xeebta Jasiirada Seychelles ee Galbeedka Qaaradani Africa sid ay sheegeen Shaqaalaha DOonida oo ka badbaaday Weerarka Burcad badeea

Kooxaha Burcad badeeda Soomaalida ayaa Waxaay si aad ah xilligan ugu qaraab tagaan Xeebaha Jasiirada Seychelles halkaasi oo ah goob ay ku badan yihiin Gadiid badeedka Kaluumeysiga.

Sannadkii hore Dabayaaqadiisii ayay ahayd markii Kooxo burcad badeed Somaali ah ay xeebaha Seychelles ka soo qafaasheen Dooni kaluumeysi oo Spain laga lahaa taasi oo lagu magacaabo Alakarana oo ay la socdeen 36 shaqaale ah oo ukala dhashay wadamada Caalamka waxaana ay siidayeen ka dib markii ay qateen Lacag madaxfrusaho ah oo ka badan 3 Million oo dollar.

Afduubka Burcad badeeda ee Badweynta India ayaa mudooyinkan ah mid soo xoogeysanaya xilli wadamada Caalamka ee Dagaalka kula Jira Burcad badeeda ay bilaabeen inay howlgaladooda laba jirbaaraan iyagoo Dhawantana gacanta ku dhigay Tiradii ugu badaneyd ee Burcad Badeed ah kuwaasi oo qaarkood lagu soo wareejiyay Ciidamada Badda Ee Dowlada Puntland.

QM oo markale Eritreia ku eedeysay taakuleynta Kooxaha DKMG ka soo horjeeda
Warbixin aya soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxaa dhaliil loogu jeediyya taakuleynta ay Dowlada Eritreia siineyso Kooxahha Mucaaradka ku ah Dowlada Soomaaliya ee uu hogaamiyo Shariif Sheekh Axmed

Eedeynta Qaramada Midoobaay ee ku sococta Xukuumada Asmara ayaa waxaa lagu xusay in ay Eritrea ay weli wado taageero ay la garab taagan taahay kooxaha Mucaaradka Sida Alshabaab iyo Xisbul Islaam.

Gudi ka socda Qaramada midoobaya oo diyaariyay wrbixinta lagu eeedeynayo Asmara ayaa waxaa ay sheegeen in Ay Xukuumada Afawerki weli taageero military iyo mid kaleba siineyso kooxaha Dowlada ku kacsan waxana la sheegay in ay weli wado Siinta Hub iyo Agab kale oo dagaal Kooxaha Mucaaradka Soomaaaliya.

Gudigan Qaramada Midoobay ayaa waxay Sheegeen in Ay tagaeerada Xilligan ay bixxiso Asmara ay tahay mid ka yar tii hore balse weli ay qeyb ka atahay hurinta Xaalada ka taagan wadanka Soomaaliya

Dhawaantan waxaa ay QM u dalbeen in cunaqabteyn la saaro Xukuumada Eritria taasi oo ku aadan Taageerada ay siiso kooxaha Dowlada ku kacsan ee Islaamiyinta ah waxaana cunaqabteyntaasi oo ay dalbayeen dalal u mareykanka ugu horeeyo la saaray Dowlada Eritreai laakiin waxaa weli Lagu eedeynayaa Xukuumada Asmara Taakuleynta Kooxaha Mucaaradka

GUdiga Qaramada Midoobay ee soo saraay warbixintya weli ma aysan sheegin talaabada xigata ee laga qaaday Xukuumada Afawerki oo la sheegay inayasan kaa waantoobin taakuleynta dhinacyada Soomaaliya

Dowlada Eritrea weli jawaab kama so saarin hadalka aka sooo baxay Gudiga QM eek u eedeyay inay Weli wado Hubka iyo saanad siinta Kooxaha Mucaaradka Dowlada Soomaaliya ee Shariif Sheekh Axmed uu hogamaiyo.

Dagaal saaka ka dhacay qaybo ka mid ah Xaafadaha Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho dagaal u dhexeeya xoogagga ururka Al-shabaab iyo ururka Xizbul Islaam oo dhinac ah iyo ciidanka DFKM oo ay kaabayaan ciidanka AMISOM,Dagaalka xooggiisa ayaa waxaa uu ka dhacay qaybo ka mid ah Xaafadaha Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho.

Xoogagga ururka Al-shabaab oo ku sugan Waqooyig Muqdisho ayaa waxaa ay dagaal ku qaadeen fariisamo ay ciidanka DFKM ku la haayeen Hotelka Global arinkaas oo sababtay in dagaal culus uu dhexmaro Al-shabaab iyo ciidanka DFKM.

Dagaalka saaka ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kale duwan dagaalka saaka ayaa waxaa uu markiisa hore ku bilowday iska horimaad kooban oo markii danbe isku bedelay dagaal fool ka fool ah.

Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa waxaa ay saaka rideen madaafiic fara badan iyadoo madaafiicdaas qaar ka mid ah ay ku dhaceen guri ku yaal Isgoyska Beexaani iyo  Degmada C/casiis.

Ilaa 2 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday halka 4 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib Madfac ku dhacay guri ay deganaayeen dad rayid ah oo ku yaal Isgoyska Beexaani iyo Degmada C/casiis, ma jirto wax war ah oo ciidanka DFKM iyo xoogagga Al-shabaab iyo Ururka Xisbul islaam ka soo baxay oo ku aadan dagaalka saaka ka dhacay Muqdisho

Siminaar looga hadlayay Aafada uu ulee yahay Qaadku Bulshada Soomaaliyeed ee Qurbajoogta ah
Siminaar Hal malin qaatay oo looga hadlayay Aafada uu qaadku ulee yahay Bulshada Soomasaliyeed ee ku nool Caalamka Gaar aaan kuwa ku nool Finland ayaa ka dhacay Xarunta Caasimada u ah Dalkan aanu ku nool nahay ee Finland waxaana soo qaban qaabiyay UrurkaMidnida Soomaliyeed ee Somai-liitto oo ah ururka kaliya ee Soomaida wadankan Finland ay ku midoobeen iyo wasaarada Waxbarashada.

Uguhorayntii waxaa shirka furay Gudoomiyaha Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Finland Mudane Mahdi Cabdulle oo sheegay u jeedada shirka iyo ajandihiisa oo ah wax yeelada Qaadka iyo dhibaatada uu ulee yahay Bulshada Soomaaliyeed Noocaydoonta ha ahaatee waxaa kaloo uu umahad celiyay wasaarada waxbarashada oo uu sheegay in ay suurtagalisay kasakow Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Somaliliitto iyo walaalihii ka soo shaqeeyay ee ku bixiyay shaqada faraha badan dhamaantiin ka soo qaybgalaysshana waanu iodin ka mahad celinaynaa siada aad uga soo qayb gasheen.

kadib waxaa hadalkii lagusoo dhaweeyey oo halkasi Kalmad wacdi Alle ka cabsi ah oo ku aadan mowduucan Qaadka iyo dhamaan Daroogada kala duwan oo runtii uu siwanaagsan oo uu udhaba galey ka soo jeediyay Iimaamkla Masjidka Al-Huda ama Helsnki Islamic Center Sh.C/risaaq Sugulle Maxamed oo runtii dadkii halkaasi isuguyimid ay aad uga heLeen warbixintii uu sheekhu halkaasi ka soo jeediayay

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Sargaal ka tirsan Booliska Finland oo lagu magacaabo Claus Hindrein  oo  isna ka hadlay  Wax yaabo badan oo ay is ticmaalaan

Bulshada ajaanibta ah eek u nool Finland ay dhibaato u keeni karto Caafimaad koodaiyo jiri taanka Qofka oo uu sheegay in uu ka mid yahay Qaad cunusta ,xashiishada qamriga Daroogada la is ku duro oo dhamaan tood aan loo ogolayn in lagu gado Wadanka ama lagu cuno toona marka laga reebo qamriga oo la,ogolyahay oo uu ku til maa may in mar walba Bulshada aanu ku wacyi galino in aysan fiicneen cabida qamriga iyo wixii lamida

waxa uu sidoo kale ku ad keeyay in Qaadka iyo daroogada aan horay uga soo hadlayay

dhaaman aan la ogolay keenita iyo ka ganacsigeeda wadanka finland ciddii lagu qabtaana ay la kulmayso ciqaab danbiyeed iyadoo haatana ay uxir xirayihiin Sedex qof oo soomaali ah Muqaadaraadka Jaadka iyagoo mid walbana waxaa lagu xukumay Xukuno kala duwan runtii ninkaasi ka socday ciidamada waxa uu ahaa nin qibrad uleh Soomaalida iyo danbiyada faraha badan ay galaan Ajaaniibta kala duwan ee ku nool dalkan Finland

wuxuuna in badan la shaqeeyay dhalinyarada oo uu sheegay in ay soomaalidu ay ka mid ahaayeen dadka uu xusi karo oo gacan ka gaystay dhibaatada Soomaalida dhalin yaradeeda haysta sidii looga hor tagi lahaa waxa uu xusay Maxamed Musse Sujaac iyo Muqtaar maxamed Abiib kaalimo fir fir coon ka qaatay dhibaatadii dhalin yarada Soomaaliyeed ka gaysan jireen Centerka magaalada ama Faras magaalaha Caasimada wadankan Finland ee Helsinki.

waxaa kaloo Siminaarka ka hadashay Drs:  Mulki Mollsa oo ka mid Dhaqaatiirta  Soomaaliyeed ee wax ku bartay wadanka Finland oo iyadana faah faahin

dheer ka bixisay wax yeelada Qaadka oo ay ku sheegtay Qaadka in uu sababo cudaro farabadan oo uu ka mid yahay kansarka, ku dhaca Calooysha, Afka ,Maskaxda, iyadoo

sheegtay in uu sababo in uu Qofku noqdo madhaleeys Iyo cudura fara badan oo aan halkan lagu soo koobi karin hadii aadame wax maqlayo ama uu Naftiisa caafimaad ahaan dhowrayo waa ay la hadashay dhaqtaradu markaasi bulshadii goobta soo xaadirtay inta kale ee aan bulshada soo xaadirina waxa ay kala socon doonaan mawduucan oodhan Idaacada warsan.

Drs. Mulki waxa ay Bulshada Soomaaliyeed uga digtay Qaadka cunidiisa iyo ka ganacsigiisa iyo waliba dhamaan waxyaabaha Maanka dooriya ee loo yaqaan Daroogada Taasoo hadii uu caadaysto runtii uu naftiisa iyo bani aadamka intiisa kale uu wax udhimayo aaqirkana laga yaabo in uu wax dilo ama ladilo

Gaba gabadii barnaamijka waxaa soo gab gabeeyay oo halkaasi Buug uu ka diyaariyay dhibaatada qaadka ku soo bandhigay Aqoonyahan Cabdirashid Cawad Diiriye oo kamida Gudiga Fulinta ee Ururka Midnimada Soomaaliyeed ee Somali Liitto.

Kadibna waxaa la guda galay Kafeegii iyo shaahii,Cabitaankii iyo Macmacaankii loogu tala galay ka soo qaybgalayaasha intaas ayaana lagu soo gaba gabeeyay Siminaarkii kusaabsanaa qaadka iyo dhibaatooyinka uu ulee yahay Bulshada oo dhan.

Dagaalo diimeed ka dhacay Nijeria oo sababay khsaaro nafeed oo fara badan.
Waxaa dagaalo diimeedyo ka dhacay wadanka Nijeria ku dhintay in ka badan 200 oo qof,iyadoona uu boqolaal kale dhaawac kasoo gaaray kadib markii ay dagaaladaasi saamayn ku yeesheen deegaano badan oo ku yaal bartamaha wadankaasi Nijeria.

Deegaanka Goss ee bartamaha Nijeria ayaa saraakiisha boolisku sheegeen in ay dhimashada ugu badan ee isku dhaca diimeed uu ka dhacay,iyadoona ay dad fara badan ka carareen guryahooda baqadin ay ka qabaan in lagu abaaro diinta ay haystaan.

Dagaala diimeedyada ka dhaca Goss ayaa ah kuwa soo noqnoqday iyadoona dowlada Nijeria marar hore ay ciidamo fara badan u dirtay deegaankaasi si ay dagaalada u xakameeyaan.

Dagaaladan cusub ee khasaaraha nafeed ee aadka u tira badan dhaliyay ayaa waxaa ay haatan labada dhinac ee masiixiyiinta iyo muslimiinta isku abaarayaan tuulooyinka ka agdhow deegaanka Goss ee bartamaha wadanka Nijeria.

Kooxaha dagaalamaya ayaa ah kuwa isku abaaraya beenaadyo iyo tooreeyo kuwaas oo mararka qaar is gowraca.

Dagaala diimeedyadan dib uga soo cusboonaaday Goss ayaan dowlada Nijeria wax war ah kasoo saarin,iyadoona aysan ilaa iyo haatan jirin wax ciidan ah oo ay dowlada Abuja u dirtay deegaanka ay rabshadaha ka dheceen ee bartamaha Nijeria.

Madaxwaynaha Maraykanka Obama oo uhanbalyeeyay dawlada ciraaq iyo shacabkeeda
Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama ayaa shacabka Ciraaq ugu hanbalyeeyay ka qayb qaadashadoodii doorashooyinka baarlamaaniga ah ee maalinimadii shalay ka dhacay wadankaasi Ciraaq.

Doorashooyinka oo u dhacay sidii loogu tala galay ayaa hadan waxaa bar bar socday weerarada qaraxyada iyo madaafiicda ah eel ala beegsanayay xarumaha ay codbixintu ka socotay,iyadoona in kabadan 38 qof ay ku dhinteen qaraxyadii ka dhacay caasimada Ciraaq ee baqdad.

Obama waxaa uu sheegay in ay shacabka malaayiinta gaaraya ee maalinimadii shalay ka qayb galay doorashooyinka Baarlamaaniga ah ay u bareereen hagaajinta wadankooda iyo in ay dhagaha ka qabsadaan kooxaha rabshadaha wada ee wadankaasi.

Obama waxaa uu ciidamada amaanka Ciraaqiyiinta iyo kuwa kale ee ku sugan wadankaasi ku amray in si gaar ah isha loogu hayo goobaha codbixinta oo ka badnaa 50 goobood,iyadoona uu tacsi u diray shacabkii ku waxyeeloobay duqaymaha ay kooxaha mucaaradku la dheceen goobaha cod bixinta.

Qaraxyada iyo dhimashada ayaa ahaa kuwo maalinimadii shalay ka barbar bilowday doorashooyinka baar lamaaniga ee ka dhacay guud ahaan wadanka Ciraaq.

Aqoonyahan Muqtaar Maxamed Abiib oo ka hadlaya xaga dhalinyarada iyo barnaamijkan Suurtagal matahay Inaad ku noqoto Soomaalia
Waa dhamaan Barnaamij ah suurtagal matahay inaad ku noqoto Soomaaliya  oo ay maangalinayso Midowga Reer Yurub iyo  Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo idaacada warsan oo qayb ka ah

Mareykanka oo tageeraya Dawlada Kumeelgaar Soomaaliya ee Xarunteedu tahay Madaxtooyda Magaalada Moqdisho
Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay inay DF gacan ka siinayaan dagaalka ay la galayso Al-shabaab iyo Xisbul Islam, kaasoo lagu wado inuu todobaad gudihii ka bilowdo Muqdisho.

Taliyaha ciidamada DF ayaa isaguna ka sheegay Muqdisho in dowladiisu ay u diyaar garowday inay dagaal ku qaado kooxaha kasoo horjeeda, isagoo xusay inay ka saari doonaan dalka oo dhan, ayna marka hore qaban doonaan Muqdisho.

“Waxaa dagaalada looga horjeedo mucaaradka ka qaybqaadan doona ciidamo aad loo tababaray oo Mareykan ah iyo diyaaradaha dagaalka, kuwaasoo bartilmaameed ka dhigan doona goobo cayiman oo ay ku sugan yihiin mucaaradka” ayay wargeys kasoo baxa Mareykanka u sheegeen saraakiil magacyadooda qariyay.

Saraakiisha Mareykanka ayaa horay u sheegay inay dhinaca tababarka ciidamada iyo dhismaha Milateriga gacan ka siinayaan DF, iyagoo xusay inay guul u tahay in Mucaaradaka laga saaro dalka Somalia, waxayna ku tilmaameen halis weyn.

“Dowladu waxay adeegsan doontaa tabo ay kula dagaalanto maleeshiyooyinka kasoo horjeeda si loo yareeyo dhibaato gaarta shacabka, waxaana xiriir joogto ah la leenahay ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugan” ayuu yiri Gen. Max’ed Geelle Kaahiye oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha ciidamada DF.

Gen. Geelle, wuxuu sheegay inay hayaan filimo muujinaya baraha ugu waaweyn ee ay kooxaha mucaaradka ah hubka dhigtaan, kaalmooyinka Mareykanka aan ka helaynana waa kuwo nagu dhiirigelinaya inaan la dagaalano mucaaradka.

Madaxa Ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugan Major-General Richard Sherlock ayaa sheegay in dowladiisu ay caalamka u dirtay baaq ku aadan inay gacan ka siiyaan DF sidii ay u soo celin lahayd amaanka guud ee dalka.

Al-Shabaab iyo Xisbul Islam oo dhinac uga soo wadajeeda dagaalka ay kula jiraan Dowlada ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo ay isaga difaacaan AMISOM iyo DF iyagoo Muqdisho geeyay ciidamo ay tabababaro u soo dhameeyeen .

Kooxaha mucaaradka ah ayaa waxay gacanta ku hayaan inta badan dalka Somalia waxayna ku hanjabeen inaan awood looga saari karin, inkastoo DF ay heshay hub casri ah oo uu Mareykanku ugu deeqay si ay ula dagaalanto Mucaaradka.