ALL STORIES

afrikada dhexe

Rabshadaha Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe oo laga cabsi qabo in ay isku bedelaan Xasuuq

January 23, 2014

Waxaa soo baxaaya digniino ku aadan mustaqbalka rabshadaha hareeyay dalka Jamhuuriyadda Afrikada dhexe oo ay ku dhinteen dad fara badan
Anti government protests in Ukraine.

Tirada dadka ku dhintey Rabshadaha dalka Ukraine ayaa hadda gaaray 5 qof

January 23, 2014

Dhawr qof ayaa ku dhintey mudaaharaadyada rabshadaha wata ee ka socdey muddooyinkii danbe dalka Ukraine ee Yurubta Bari, gar ahaan
French_Ship_Rescue_Indians_Pirates_360

Ciidamada Faransiiska oo soo badbaadiyey La haystayaal gacanta ugu jiray Burcadbadeeda

January 23, 2014

Ciidamada Badda Faransiiska ayaa ku guuleystay in ay soo badbaadiyaan muwaadinin reer Hindiya oo gacanta ugu jiray kooxaha Burcad badeeda
n_50092_4

Weerar lagu dilay 5-kamid ah Booliska Masar

January 23, 2014

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Masar ayaa sheegtay in weerar hubeysan lagu dilay ilaa shan kamid ah askarta Booliska. Weerarka ayaa
3g

Shirkdaha Isgaarsiinta oo joojiyey bixinta Internetka 3G goobaha al-Shabaab ka taliyaan

January 23, 2014

Shirkadaha Isgaarsiinta ayaa gebi ahaanba joojiyey in ay bixiyaan adeega Internetka ee telefoonada gaar ahaan nooca loo yaqaan 3G. Amarkan
IMG_9956

Madaxweynaha & raysalwasaaraha ayaa ka qeybgalay casho sharaf uu gudoomiyaha baarlamaanka u sameeyey xildhibaannada

January 23, 2014

Waxaa habeenkii xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa munaasabad casho sharaf ah oo qeyb ka aheyd xeritaanka Kalfadhiga 3aad ee
IMG_2097

Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ayaa xilka loo dhaariyey

January 23, 2014

Waxaa maanta la dhaariyey golaha wasiirada ee xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana munaasabadda dhaarinta goob joog ka ahaa madaxweynaha
President1

Madaxweyne Xasan Shiikh muxuu ka yiri Baydhabo, Juba, Puntland iyo Somaliland?

January 23, 2014

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maalintii shalay soo xirey Kalfadhigii Baarlamaanka waxaana uu ka jeediyey
taliyaha masar

Taliyaha Milateriga Masar oo u tartami raba Kursiga Madaxweynaha

January 12, 2014

Taliyaha Milateriga dalka Masar Gen. Abdel Fattah Al-Sisi ayaa sheegay in uu u tartami doono kurisiga madaxtinimada wadankaas haddii dadweynaha
rasto

Nin Soomaali ah oo meydkiisa laga heley xarun qaxooti oo ku taala Norway

January 12, 2014

Nin Soomaali ah ayaa Meydkiisa laga heley goob ku dhaw xarun lagu soo dhaweeyo dadka magangelyo doonka ah, oo uu

RSS Tuoreimmat uutiset